Tabaarak Trading Company

Tabaarak Trading Company Tabaarak Trading Company (T.T.C) is a Privately owned indigenous profitmaking limited company. WhatsApp number +252614440873

Shirkadda Tabaarak Trading waxey hambalyo u dirayaa dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee ku guuleysatay imtixaanka qaran ee ...
15/08/2026

Shirkadda Tabaarak Trading waxey hambalyo u dirayaa dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee ku guuleysatay imtixaanka qaran ee fasalka 12-aad ee dugsiga sare.

Waxaan hambalyo u direynaa sadexda ardey ee kaalmaha u galay imtixaanka shahaadiga ee fasalka 8aad ee gobalka banaadir W...
09/08/2026

Waxaan hambalyo u direynaa sadexda ardey ee kaalmaha u galay imtixaanka shahaadiga ee fasalka 8aad ee gobalka banaadir

Waxaan sidoo kale hambalyo iyo bogaadin u direynaa dhamaan ardayda ku guuleysatay imtixaanka.

Grease-deena waxey bixisaa ilaalin, waxey yareysaa is-jiidjiidka iyo xirashada, iyadoo hubineysa in qeybaha gaariga si h...
25/07/2026

Grease-deena waxey bixisaa ilaalin, waxey yareysaa is-jiidjiidka iyo xirashada, iyadoo hubineysa in qeybaha gaariga si hufan ugu shaqeeyaan xaalad kasta

Hambalyo Guulaystaha Ciyaartii Spain πŸ‡ͺπŸ‡Έ Iyo Argentina πŸ‡¦πŸ‡·.
22/07/2026

Hambalyo Guulaystaha Ciyaartii Spain πŸ‡ͺπŸ‡Έ Iyo Argentina πŸ‡¦πŸ‡·.

19/07/2026

Sadaali oo Guuleyso $20.
Spain πŸ†š Argentina | World Cup Final 2026.
Sharuuddaha:
1. Follow gareey bogga Tabaarak
2. Share dheh post-ga.
3. Saadaalintu waxay ku egtahay marka ay bilaabato ciyaarta.
F.G: Haddii aadan shuruudaha buuxin, qof buuxiya ee kaa dambeeyey ayaa abaal-marinta heli doono.

Tabaarak Trading Company (T.T.C) is a Privately owned indigenous profitmaking limited company.

AWOODDA MATOORKAAGA KOR U QAAD!Saliidda Emarat Power  waxay siisaa matoorkaaga difaac heer sare ah, waxqabad xooggan, iy...
12/07/2026

AWOODDA MATOORKAAGA KOR U QAAD!
Saliidda Emarat Power waxay siisaa matoorkaaga difaac heer sare ah, waxqabad xooggan, iyo cimri dheer.
πŸš› Ku kalsoonow safar kasta. Ku kalsoonow Emarat.










07/07/2026

Kaalay gaariga halaguu sharxee🚘

05/07/2026

Watch, follow, and discover more trending content.

05/07/2026

Alhamdulillah

Waxaan ku faraxsanahay inaan la yeelannay iskaashi ganacsi oo xooggan Emarat International Branding.

βœ… Government-Owned – Awood iyo kalsooni.
βœ… International Quality – Tayo heer caalami ah. βœ… World-Class Service – Adeeg macaamiil oo heer sare ah.
βœ… Innovation – Tiknoolajiyad casri ah iyo xalal horumarsan.

Anagoo ah Tabaarak Trading Company, waxaan ka go'an inaan gaarsiinno macaamiisheena badeecooyin tayo sare leh iyo adeeg lagu kalsoonaan karo.

Together, we are building trust, quality, and a stronger future.

Emarat oil: waxey ilaalisaa matoorka gaarigaaga iyadoo qaboojineysa, nadiifineysa, awoodna siineyso matoorka gaarigaaga ...
04/07/2026

Emarat oil: waxey ilaalisaa matoorka gaarigaaga iyadoo qaboojineysa, nadiifineysa, awoodna siineyso matoorka gaarigaaga




Address

Km4 Street
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:30 - 20:30
Tuesday 07:30 - 20:30
Wednesday 07:30 - 20:30
Thursday 07:30 - 20:30
Saturday 07:30 - 20:30
Sunday 07:30 - 20:30

Telephone

+252614440873

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tabaarak Trading Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Tabaarak Trading Company:

Shortcuts

Share