09/07/2026
MANNOL CERAMO FOR MOTO
waxay uleedahay matorka motada iyo gearka faa’iidooyin aan lasoo kobi karin
Waxay gudaha matorka ku samynaysaa lakab ka sameysan syntactic oo ka ilaalinaya birtu in ay is cunto
Waxay kordhinaysaa awooda matorka
Waxay hoos udhigaysaa cunista shidaan
Waxay kordhinaysaa cimriga matorka