deeq bulshaawi

deeq bulshaawi Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from deeq bulshaawi, ATV Rental, Mogadishu.

16/09/2026

Mareykanka oo soo jeediyay in xafiiska Q.M ee UNSOS hal sano oo dheeraad ah lagu kordhiyo

15/09/2026

Wadaad Sucuudiga Masaajid ka dhaliilay siyaasadda Mareykanka ee Bariga dhexe ayaa la xiray lagana joojiyay khudbadda.

15/09/2026

Lama aqbalayo in muwaadin aan dambi gelin gurigiisa laga soo saaro, kadibna muuqaal lagu kor duubo.

Macalin Mahdi.

14/09/2026

Xawaadlow waa tashan doonaa Magaalka foodada halaga daayo Ugaas yuusuf”

13/09/2026

Kaarka musharraxnimada JSP ma waxa uu noqon doonaa bilowga loollan siyaasadeed oo u dhexeeya beelo wada daga hirshabeele.

13/09/2026

"Wasiirow meel igee, xildhibaanow meel igee, in laga gudbo ayaa la rabaa, xukuumada waxa aan amrayaa in qof walba kartidiisa iyo aqoontiisa ku meel maro" MW Xasan Sheekh.

13/09/2026

Waxbaa kudhacay

13/09/2026

Asakari Soomaali ah oo gacanta u galay Ukraine oo shaaciyay sababta yaab leh uu ugu biiray ciidan Ruushka

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, iyo wafdi saraakiil ah oo uu ...
12/09/2026

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Baydhabo.

Wafdiga ayaa Garoonka Diyaaradaha Shaati Gaduud ee Baydhabo waxaa ku soo dhoweeyey Taliyaha Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gaashaanle Sare Isxaaq Aadan (Isxaaq Berdaale), iyo saraakiil kale oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Booqashada Taliyaha Ciidanka Dhulka ayaa qeyb ka ah kormeerro shaqo iyo dardargelinta howlaha ciidanka ee ka socda deegaannada Koonfur Galbeed.

12/09/2026

Madaxweynaha somaaliya Mudane xassan sheekh maxamuud ayaa shegay indhawaan basaboorka somaliga

Address

Mogadishu

Telephone

+252617948138

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when deeq bulshaawi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category