Ow-jimcaale Base Coat Paints

Ow-jimcaale Base Coat Paints Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ow-jimcaale Base Coat Paints, Automotive Body Shop, digfeyr hospital, Mogadishu.

Waxaan dhamaan Umadda Soomaaliyeed ugu tacsiyadeynayaa Geerida Caalimkii Weynaa Sheikh Cusmaan Xidig, Waxaan Tiiraanyadd...
20/07/2024

Waxaan dhamaan Umadda Soomaaliyeed ugu tacsiyadeynayaa Geerida Caalimkii Weynaa Sheikh Cusmaan Xidig, Waxaan Tiiraanyadda la qeybsanayaa Qoyskiisa iyo Xirtiisa meel walbo oo ey dunida ka jogaan.

Alaah u naxariistee Sheikh Cismaan Xidig waxa uu ahaa Caalim Umadda wax badan taray Juhdi & dadaal badan ku bixiyay cilmi gaarsiinta iyo wax barida Bulshadeen, Wuxuu soo saaray Mashaaikh wax tar u leh ummaddeen soomaaliyeed.

Waxaan Alle uga baryaa in uu hoygiisa ka yeelo Jannatul Firdowsa, qoyskiisa Iyo dhammaan umadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyoodeyna samir iyo iimaan Alle ha naga wada siiyo.

17/07/2024
CIID MUBAARAK DHAMAAN UMADA MUSLIMIINTA GAAR AHAAN UMADA SOOMALIYEED MEEL WALBO OO EE JOGAAN HAMPALYO HAMPALYO HAMBALYO
09/04/2024

CIID MUBAARAK DHAMAAN UMADA MUSLIMIINTA GAAR AHAAN UMADA SOOMALIYEED MEEL WALBO OO EE JOGAAN HAMPALYO HAMPALYO HAMBALYO

26/12/2022
06/11/2022
Welcome to ow. jimcaale
20/08/2022

Welcome to ow. jimcaale

Ow.jimcaale basecoat paints
20/08/2022

Ow.jimcaale basecoat paints

15/08/2022

Asc

29/03/2022

Ow jimcaale

14/11/2021

Hi welcome

Sirta guusha waa hadba sida aad ula macaamisho caqabadaha ku soo wajaha iyo casharka aad ka baratay wixii horay kuu soo ...
09/11/2021

Sirta guusha waa hadba sida aad ula macaamisho caqabadaha ku soo wajaha iyo casharka aad ka baratay wixii horay kuu soo maray.
Waxaan halkan kugu soo gudbinayaa dhowr sifo oo ku caan ah sirta guusha iyo dulucda ka dambeysa

1-Marka aad hawl qabaneyso si cabsi la,aan ah u qabo.
Haddii aad cid , shaqsi, ama koox ka baqeyso wey adaktahay in aad gaarto hadafkaada mana laga yaabo in aad hesho sirta guusha.

2-Marka aad fekereyso u feker si hal abuurnimo leh.
Waxaad u fekertaa si ah maxaa cusub oo aan soo kordhin karaa? sidee waxa hadda yaala wax ka duwan u keeni karaa? ma jiraa wax muhiim ah laakiin aan horay loo qaban? haddii aad sidaa u fekerto oo waa la yiri iyo mala sameyn karo aad meel iska dhigto waxaad ku socotaa jidka sirta guusha.

3-Marka aad shaqeyneyso noqo qof dulqaad leh.
Shaqada nuucey doonto ha noqoto waxey leedahay caqabdo kaa soo wajaha, waxeyna mararka qaarkeed kuna keentaa in aad iskaba joojiso , laakiin waxaa lagaga maarmaan ah in aad dulqaad sameyso oo aad xusuusato erayada heesta ah ( fulayow guuli kuu dhaweydaa ) waxii aan loo dulqaadan lagama gun gaaro markiiba ilaa aad liicdo, kufto haddana aad dib u kacdo. ogow haddaad sidaa yeesho waxaad ku taagan tahay waddada guusha.

Address

Digfeyr Hospital
Mogadishu
00252

Telephone

+252613658844

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ow-jimcaale Base Coat Paints posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share