08/08/2021
Dhamaan umada ku nool muqdisho waxaan ogeysineynaa inaa idin heyno adeega 🚚 delivery ah waxaan idin qabaneynaa adeeg walba aad u baahato waxaan kugu keeneynaa goobtada shaqo, gurigaga ama halka aad magaalada muqdisho ka jogtid
Waa kan delivery waa fududeyaha nolosha
Soo dhaawada reer muqdisho
Mahadsanidiin