HARGEISA CITY SPARE PARTS

HARGEISA CITY SPARE PARTS Hargeisa City Shopping center and spare parts is a business located in the center of Hargeisa, hargeisa somaliland
area north of Ibrahim dheere masque

*Maalinta Carafa ❪يوم عرفة❫*  *❪①❫* Maalinta Carafa waa maalinkii uu ilaahay ❪ﷻ❫ inoo dhammaystiray diinta islaamka.{ٱلۡ...
26/06/2023

*Maalinta Carafa ❪يوم عرفة❫*

*❪①❫* Maalinta Carafa waa maalinkii uu ilaahay ❪ﷻ❫ inoo dhammaystiray diinta islaamka.

{ٱلۡیَوۡمَ أَكۡمَلۡتُ لَكُمۡ دِینَكُمۡ وَأَتۡمَمۡتُ عَلَیۡكُمۡ نِعۡمَتِی وَرَضِیتُ لَكُمُ ٱلۡإِسۡلَـٰمَ دِینࣰاۚ}
[سُورَةُ المَائـِدَةِ: ٣]

*❪②❫ Soonka maalinka Carafa:*
Nabiga ❪ﷺ❫ waxaa la weydiiyay Soonka maalinta Carafa? Wuxuu yidhi: ❪Waxaa lagu dhaafaa (dambiga) Sannadkii tagay iyo sannadka soo socda.❫ –Muslim

Rasuulku ❪ﷺ❫ wuxuu yidhi: ❪Soonka maalinta Carafa waxaan ilaahay kaga ajar xisaabsanayaa inuu ku dhaafo (dembiga) sannadkii h**e iyo sannadka dambe.❫ – Muslim

Ku dedaal maalinkaa fadliga badan inuusan Soonkiisu ku dhaafin oo aad soonto ilaahay daraadiina u soonto si laguugu dhaafo labo sanno dambigooda.

*❪③❫ Ducada Maalinta Carafa:*
Rasuulku ❪ﷺ❫ wuxuu yidhi: ❪Duco waxa ugu khayr badan ducada maalinta Carafa, waxaana ugu khayr badan waxaan idhaahdo aniga iyo Nabiyadii iga horreeyayba:
❪لَا إِلَهَ إِلَّا اللَّهُ وَحْدَهُ لَا شَرِيكَ لَهُ، لَهُ الْمُلْكُ، وَلَهُ الْحَمْدُ، وَهُوَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ.❫

Baahidaada oo dhan ilaahay u bandhigo maalinkan oo ha ka daalin inaad ilaahay waxaad rabto waydiisato ilaahay waa mid deeqtoon oo innagaa mar walba u baahan.

*❪④❫* Maalin ay ka farabadantahay in naar la iska xoreeyo maalinta Carafa ma jirto.

Rasuulku ❪ﷺ❫ wuxuu yidhi: ❪Ma jirto maalin ay ka badantahay ilaahay addoon inuu naar ka xoreeyo maalinka Carafa.❫ –Muslim

Ilaahay waxaynu waydiisanaynaa inuu maalinkaa innaga mid dhigo kuwa uu naarta ka xoreeyo dambigoodana dhaafo. Allahuma Aamiin.

*Maalinka Carafa waa goorma?*
Maanta waa 08-da bisha Dul-Xijjah berri oo Salaasa ah waa 09-ka bisha Dul-Xijjah waana Maalinka Carafa.

U diyaar garaw maanta iskuday inaad maalinkan ka faa'idaysato oo aad kaga faa'idaysto camalada wanaagsan samayntooda.

*Fiiro Gaar:* Qormadan waad qaadan kartaan oo barahiina bulshada ayaad ku baahin kartaan Facebook, Twitter, WhatsApp iyo meel kasta oo lagu wada xidhiidho iskuday in aad ugu yaraan hal qof xasuusiso.

Contact us with whatsapp
24/09/2022

Contact us with whatsapp

At the hargeisa city shopping 🛍 and  spare parts
26/02/2022

At the hargeisa city shopping 🛍 and spare parts

 !
13/08/2021

!

20/08/2020

hargeisa city SHOPPING CENTRE

21/09/2018
Hargeisa city shopping and spare parts
31/05/2018

Hargeisa city shopping and spare parts

Address

Hargesa
252

Telephone

+252634840367

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when HARGEISA CITY SPARE PARTS posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to HARGEISA CITY SPARE PARTS:

Share