Damaanad marketing online

Damaanad marketing online waxaadka helaysaa alaab damaanad le iyo qiimo ku qanciya so dhawaw macmiil

17/11/2022

Ku saliya rasulkeena mohhamed scw scw scw scw scw scw

11/11/2022

Suubanoow mohhamed Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

09/11/2022

Faaido ka wanagsan ma jirto inaad Ku salido nabigeena mohhamed scw scw scw scw scw

03/11/2022

Waa habeen jimcaa waxa ina anfacaysa waa saliga nabigeenii mohamed
Scw scw scw scw scw

Weli waxa  socda dedaallada shacabka ee lagu doonayo in Godka ku dumay lagaga soo saaro Maxamed Siciid, oo ah Wiil  god ...
07/10/2022

Weli waxa socda dedaallada shacabka ee lagu doonayo in Godka ku dumay lagaga soo saaro Maxamed Siciid, oo ah Wiil god Dahabka laga qodo ku dumay Deegaanka Milxo ee gobolka Sanaag.

Dadka Deegaanka oo aan weli helin gacan dawladeed ayaa wada in ay soo saaraan Wiilka oo aan ilaa hadda la ogayn geeri iyo nolol.

Milxo oo ka tirsan Degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag ayaa ka mid ah meelaha Buuralayda ah ee dahabka laga qodo. Hadaba waxa is waydiinle dawladu cida ayku halaysay deegaamadaa

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Damaanad marketing online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share