Kaamil Car Rental & Travel Agency

Kaamil Car Rental & Travel Agency We are the leading car rental and travel services in Somaliland 🚘✈️🚘✈️

Subax Wanagsan Mac-Miil  Noogu  Kaalay Gaadhi  Nadiifa Oo  Aad  Ku Xayaado  Maal-Maha  18 may  iyo Waqti  Kasta  Oo  Aad...
16/05/2026

Subax Wanagsan Mac-Miil Noogu Kaalay Gaadhi Nadiifa Oo Aad Ku Xayaado Maal-Maha 18 may iyo Waqti Kasta Oo Aad Jeceshahay ? 💛✨☀️💛✨☀️

Wixii Intaa Dheer Ee Faah-Faahin ah Nagasoo Qabo 👇👇

Number Rada : 👉 063-6122228/063-61222229

Ka  Sharaxo Shirkada  ( Kaamil Car Rental & Travel Agenc ) 💑👫👬Ka Sharaxo  Shirkada (  Kaamil Car Rental & Travel Agency ...
09/05/2026

Ka Sharaxo Shirkada ( Kaamil Car Rental & Travel Agenc ) 💑👫👬

Ka Sharaxo Shirkada ( Kaamil Car Rental & Travel Agency ) . 💰💒💑👫👬

Wixii Faah Faahina : 0636122228/ 0636122229

29/04/2026

Ka Sharaxo Shirkada Kaamil Sharaxaad Qurux badan 🚗 🚗 🚗

Wixii Faah Faahina : 0636122228/ 0636122229

Mac-Miil     Hadii   Aad  Gaadhi Kiro  ah  U Baahato  Halkan Waa   Goobta  Ugu Saxsan Ee   Aad  Gaadhi  Ka  Kiraysan Kar...
18/04/2026

Mac-Miil Hadii Aad Gaadhi Kiro ah U Baahato Halkan Waa Goobta Ugu Saxsan Ee Aad Gaadhi Ka Kiraysan Karto ? 🚗🚘🏎️

Wixii Intaa Dheer Ee Faah-Faahin ah Nagasoo Qabo 👇👇

Number Rada : 👉 063-6122228/063-61222229

Mac-Miil  Wali Maka  Adeegatay  Shirkada  Caalamiga ah   Ee  (  Kaamil Car Rental & Travel Agency )    ?  🚗🚗Waxaad Naga ...
14/04/2026

Mac-Miil Wali Maka Adeegatay Shirkada Caalamiga ah Ee ( Kaamil Car Rental & Travel Agency ) ? 🚗🚗

Waxaad Naga Helaysaa Adeegyo Heer Sare ah Sida 🚗🚗

1) Kiraynta Baabuurta
2) Sharaxaada Baabuurta
3) Jarista Tigidhada Diyaaradaha
4) Samaynta Kaadhgka Casuumadaha

Wixii Intaa Dheer Nagala Soo Xidhiidh ...........

Numbers : 👉 063-6122228/063-61222229

Shirkada  Kiraynta   Baabuurta   iyo Sharaxaada Baabuurta  Ee  ( Kaamil Car Rental & Travel Agency  🚗🚗Noogu  Kaalay  Baa...
11/04/2026

Shirkada Kiraynta Baabuurta iyo Sharaxaada Baabuurta Ee ( Kaamil Car Rental & Travel Agency 🚗🚗

Noogu Kaalay Baabuur Nadiifa Oo La Hubo . 🚗🚗

Wixii Intaa Dheer Nagala Soo Xidhiidh ...........

Numbers : 👉 063-6122228/063-61222229

09/04/2026

Kaamil Waxay Qayb Ka Noqon Kartaa Habeenka Farxada Aroos Kaaga Amaba Qalin Jabinta Jaamacadada Sidan Oo Kale . 💰💒💑

Hadad Rabto Sharaxaad amaba Babuur Kiro ah Kaamil Baad Ka Helaysaa

Wixii intaa Dheer Nagala soo xidhiidh Numbers Kan Hoose 🡮🡮

Goolada Hoose Ee Jigjiga Yar / Aaga Safaari / Kasoo Horjeedka Dara-Salaam Bank

/ 👉527948 / 636122228/636122229/ 0637411118

Noogu  Kaalay  Sharaxaadaha   Aroos Yada  iyo  Qurxinta   Jaamacadaha   🎒 📚 📘Wixii  intaa  Dheer  Nagala soo xidhiidh  N...
07/04/2026

Noogu Kaalay Sharaxaadaha Aroos Yada iyo Qurxinta Jaamacadaha 🎒 📚 📘

Wixii intaa Dheer Nagala soo xidhiidh Numbers Kan Hoose 🡮🡮

Goolada Hoose Ee Jigjiga Yar / Aaga Safaari / Kasoo Horjeedka Dara-Salaam Bank

/ 👉527948 / 636122228/636122229/ 0637411118

Waqtiga Aroosku  Waa Xiliga  Ugu  Farxada  Badan Lamaanaha is Guursaday  Ee  Soo Mara  Noloshooda ,  Hadii  Aad  Qorshay...
04/04/2026

Waqtiga Aroosku Waa Xiliga Ugu Farxada Badan Lamaanaha is Guursaday Ee Soo Mara Noloshooda , Hadii Aad Qorshaynayso Aroos Waxaan Ka Qayb Qaadan Karaa Habeen Ka Farxadaada Anaga Oo Kusiinayna Gaadhi Qurux badan Kuna Sharixi Doona 💰💒💑👫

Wixii intaa Dheer Nagala soo xidhiidh Numbers Kan Hoose 🡮🡮

Goolada Hoose Ee Jigjiga Yar / Aaga Safaari / Kasoo Horjeedka Dara-Salaam Bank

/ 👉527948 / 636122228/636122229/ 0637411118

Wali  Tigidh  Diyaradeed  Maka Goosatay  Shirkada ( Kaamil Car Rental & Travel Agency )   ✈︎   ✈︎ Waxaan Kuu Samayn  Kar...
30/03/2026

Wali Tigidh Diyaradeed Maka Goosatay Shirkada ( Kaamil Car Rental & Travel Agency ) ✈︎ ✈︎

Waxaan Kuu Samayn Karaa in Aan Tigidhka Kugu Jaro Qaab Online ah Adoo Gurigaaga Jooga Hadhawna Airport Ka Kasoo Qaadno ? 🚗🚗

Wixii intaa Dheer Nagala soo xidhiidh Numbers Kan Hoose 🡮🡮

Goolada Hoose Ee Jigjiga Yar / Aaga Safaari / Kasoo Horjeedka Dara-Salaam Bank

/ 👉527948 / 636122228/636122229/ 0637411118

Address

Hargeisa Branch Jig-jiga Yar Kasoo Horjeedka , Daara-Salam Bank Jig-jiga Yar
Hargeisa
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaamil Car Rental & Travel Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kaamil Car Rental & Travel Agency:

Share