Toyota S3 Hargeisa

Toyota S3 Hargeisa Toyota s3 Somali land is responsible 3 S
(Sales, Service & Spare parts) of Toyota Manufacture.

Obsess about the quality of our work!!!
20/04/2022

Obsess about the quality of our work!!!

Waxa ay Shirkadda Toyota S3 Hargeisa, Tacsi u diraysa ehelkii iyo qarabadii uu ka baxay Marxuum       oo Maanta lagu Aas...
24/12/2020

Waxa ay Shirkadda Toyota S3 Hargeisa, Tacsi u diraysa ehelkii iyo qarabadii uu ka baxay Marxuum oo Maanta lagu Aasay Magalada Hargeisa. ILAHAY samir iyo iiman haydinka siiyo ...

AMIIN AMIIN

Waxay Shirkadda Toyota S3 Hargeisa idinku busharaynaysa in adeegi Rinjiyaynta Baaburta ay ku Casriyaysay waliba kuguna C...
24/09/2020

Waxay Shirkadda Toyota S3 Hargeisa idinku busharaynaysa in adeegi Rinjiyaynta Baaburta ay ku Casriyaysay waliba kuguna Casriyaysay shaqaale Hufan, Qalab Tayo leh iyo Shaqo wanagsan oo ku qancisa.

Wixii faahfaahin ah Nagalaga soo Xidhiidh Numberada hoos ku xusan

+252-2-528424 ama +252-634828888

Shirkadda Toyota S3 Hargeisa waxay macamiisheeda ugu busharaynaysa adeegyo hufan oo qanciya, qiima naasil iyo shaqaali x...
12/08/2020

Shirkadda Toyota S3 Hargeisa waxay macamiisheeda ugu busharaynaysa adeegyo hufan oo qanciya, qiima naasil iyo shaqaali xirfad leh,
Sidaa darteed waxaan ku diyaarinay adeegyada hoos ku xusan,
1. Hagaajinta wixii qaybaha Birta ka xumada ama laga badalayo
2. Hagaajinta Ciladaha Dabka
3.Hagaajinta Duqadaha, Toostoosinta iyo Rinjiyayta
4. Iibinta Spare Parts ka & Accessories yada
5. Ibinta Baburta iyo Kiraynta Baburta

29/06/2020

Waxan macamishayada ugu busharaynayna Qaybtayada cusub ee Rinjiyayna iyo Toostosinta ( Body & Paint ), iyadadoo ka helisid shaqaale Tayadoodu sarayso xirfadna u leh shaqadan muddo badan kaso shaqaynayay , Qiimo Naasil ah iyo Shaqo tayo leh oo ku qancisa.

Wixii faahfaahin ah nagala soo xidhiidh Numbarayadan
+252-2-528424 iyo +252-63-4828888

03/03/2020

Ballanteenu waa Toyota S3 Hargeisa

Macmiil Ma ogtahay in Shirkadda Toyota S3 Hargeisa ay ku diyarisay ka shaqaynta Baaburta Noockaste Taas oo ay laso daras...
26/02/2020

Macmiil Ma ogtahay in Shirkadda Toyota S3 Hargeisa ay ku diyarisay ka shaqaynta Baaburta Noockaste Taas oo ay laso darasto
1. Cilad ka saris Bir ama Badalid (Mechanical Services)
2. Cilad ka saaris Dab (Electrical Services)
3. Cilad ka saaris AC (Qaboojiye) (AC Services)
4. Dib U hagajin Ama Toosin Dusha Baabuurka (Body & Paint Services)
Shirkadda Toyota S3 Hargeisa waxay ku ledahay kusoo dhawoow Qiimo ku Qanciya iyo Alaab tayadeedu sarayso

Macmiil Shirkadda Toyota S3 Hargeisa waxay ku busharaynaysa inay Rinjiga Gaadhigaga kaaga badalay si dhib yar iyaddoo Mi...
03/02/2020

Macmiil Shirkadda Toyota S3 Hargeisa waxay ku busharaynaysa inay Rinjiga Gaadhigaga kaaga badalay si dhib yar iyaddoo Midabkad Doonto aad dooranaysid. Markaste Nooga baro shaqo tayyo Leh iyo Qiimo macquul

Macmiil ma ogtahay in Toyota S3 Hargeisa ku keentay Shaqaale ku talaxtagay Xirfadda rinjiyaynta oo gacantooda aad ku qan...
19/01/2020

Macmiil ma ogtahay in Toyota S3 Hargeisa ku keentay Shaqaale ku talaxtagay Xirfadda rinjiyaynta oo gacantooda aad ku qanci doonto.
Markaste naga filo shaqo Fiican oonay waxba kaso Noqon iyo Qiimo Naasil ah

Toyota S3 Motors

Macmiil hadii aad ka cabanaysid Rinji Tayadiisu Xuntahay ama Midabkiisu kala duwanyahay waxaad ogaata in TOYOTA S3 HARGE...
12/01/2020

Macmiil hadii aad ka cabanaysid Rinji Tayadiisu Xuntahay ama Midabkiisu kala duwanyahay waxaad ogaata in TOYOTA S3 HARGEISA ay farsamadiisi ku hayso dhibatoyinkasna aad ka raysan doonto.
Noo kaalay oo nala arag Rinji Tayadiisu Sarayso oo Qiimihiisuna ku Qancindoono.

Happy New Year
31/12/2019

Happy New Year

Address

Sha'ab Area
Hargeisa

Opening Hours

Monday 07:30 - 12:00
13:30 - 17:00
Tuesday 07:30 - 12:00
13:30 - 17:00
Wednesday 07:30 - 12:00
13:30 - 17:00
Thursday 07:30 - 12:00
13:30 - 17:00
Saturday 07:30 - 12:00
13:30 - 17:00
Sunday 07:30 - 12:00
13:30 - 17:00

Telephone

+252 63 4828888

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Toyota S3 Hargeisa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Toyota S3 Hargeisa:

Share