Caalami najax driving school

Caalami najax driving school Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Caalami najax driving school, Driving school, Hargeisa.

Course yada aan bixino waxa ka mid ah sidan. -Kaxaynta baaburka “manuel,automatic”
-shuruucda wadooyinka iyo calaamadaha
-Ciladaha fudud ee babuurta sida saliidaha,biyaha,badalka taayirada,iyo qaybo engineka ka mid ah.

Big discount for only 15days
30/10/2025

Big discount for only 15days

30/10/2025
dhamaan macaamiisha dugsiga barashada baabuurta ee caalami najax driving school wuxu idin ogaysiinayaa inu idin sameeyay...
06/03/2022

dhamaan macaamiisha dugsiga barashada baabuurta ee caalami najax driving school wuxu idin ogaysiinayaa inu idin sameeyay qiimo dhimis balaadhan oo ah 25% oo socon doona 5 march ilaa 20 march ugu kaalay macalimiin u tababaran khibradna u leh casharaday bixinayaan

05/03/2022

Asc dhamaan macaamiisha dugsiga barashada baabuurta ee caalami najax
Ogaysiis:
Waxa bilaabmay discount kii aad nooga barateen inaanu idiin samayno bilowga sanad walba inshaalaah kaasoo noqon doona 25% registrationku wuxu socon doonaa 5march ilaa 20 March wixii faahfaahina kala xidhiidh telephone nada
1) 4425836
2) 4122544
3) 9425836

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caalami najax driving school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Caalami najax driving school:

Share

Category