Dhegta Motors

Dhegta Motors Used car exhibition

07/01/2022

Viva Somaliland

30/03/2016
18/03/2016

Qaramada Midoobay, ayaa soo saartay War-bixinta Sannadlaha ah ee Farxadda Caalamka (World Happiness Report), taasi oo Sannad walba lagu soo bandhigo Dalalka Caalamka ee Dadkoodu ugu Farxadda badan yihiin.

17/03/2016
16/03/2016

DAAWO; Hees Cusub Oo ka Hadlaysa Dhibta Qabyaalada Iyo Codkii Maxamed Bk (Qabyaaladda Maad Qalbiga ka Tirtaan). (Adoo Qaranaad ku faantay Qaloow Waxaad Qabsaataa Lagaa Qariyoo,BK

15/03/2016

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo iyo weftigii uu hogaaminaayey ayaa ka dhoofay dhabaha diyaaradaha ee Egal International Airport Hargeisa galabta.

Weftiga Madaxweynuhu hogaaminaayey ayaa sidii warkii horeba aanu ku cadaynay waxa uu martiqaad rasmi ah ka helay Dalka Kuwait oo madaxweynaha iyo weftigiisa u soo diray diyaarad gaara oo madaxweynaha toos u geyndoonta dalka Kuwait, halkaas oo la filaayo in madaxweynuhu kulan kulayeeshi Amiir Sheikh Sabah Al-Ahmad Al-Jaber Al-Sabah oo isagu madaxweynaha u fidiyey martiqaadka.

Madaxweynuhu intii aanay ka dhoofin madaarka Egal International, waxa uu Qasriga Madaxtooyada dhexdeeda salaan sharaf kaga qaatay cutubyo ka tirsan ciidanka qaran Somaliland.

Xubnaha Madaxweynaha ku Wehelinaayey Safarka
1. Marwada Madaxweynaha Qaranka Somaliland Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde,
2. Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Mudane: Maxamuud Xaashi Cabdi,
3. Maareeyaha Dekeda Caalamigaa ee Berbera Eng Cali Cumar Maxamed (Cali Xoor Xoor)
4. Xoghayaha gaarkaa ee Madaxweynaha Mudane Cali Axmed Cali

13/03/2016

Address

New Hargeisa
Hargeisa

Telephone

00252633823081

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhegta Motors posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share