15/09/2025
Alxamdulilaah waxkasta oo Alle keenba waa nimcda Rabi, khasaraha Maliyadeed ee Gaadhay Warshada Furashanta Ee Royal Foam Waxan Alle uga baryaynaa inuu BadaL khayqaba ugu badalo.
Aamiin aamiin yaa Rabi 🤲🤲🤲🤲