22/05/2022
Rugta Taayiradda ee Sundus waxay ku taalla agaagaarka jeelka weyn ee Hargeisa, dhanka bari ee hangarada Oomaar.
Waxa kuu diyaar ah dhammaan noocyadii taayirada, taayir bedeleddiu, naqaskii, dayactirka taayirka iyo dhammaan adeegyada banjarka.
Na soo booqo🤗
Taleefan:
063-4888400
065-4888400