Hargeisa Car Sells and Rental

Hargeisa Car Sells and Rental Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hargeisa Car Sells and Rental, Car dealership, Hargeisa.

Ku soo dhawoow shirkada iibinta iyo kiraynta gawaadhiga nooc walba ee Hargeisa Car Sells and Rental , marwalba waxaan diyaar kuula nahay adeeg ku raali galiya macmiil.

Gaadhi Iiba oo tayo sare leh.
26/06/2022

Gaadhi Iiba oo tayo sare leh.

24/06/2022
QOL MEHERAD OO KIRO AH MA DOONAYSAA OO KU YAALA ISGOYSKA SHEIKH MADAR?  : ISGOYS-ka SHEIKH MADAR , QUDBIGA SHEIKH MADAR ...
02/01/2022

QOL MEHERAD OO KIRO AH MA DOONAYSAA OO KU YAALA ISGOYSKA SHEIKH MADAR?

: ISGOYS-ka SHEIKH MADAR , QUDBIGA SHEIKH MADAR AGTIISA
: $……
: 9×15M...........

Wuxuu ka koobanyahay:
◇ QOLKA MEHERADA IYO SUULIGIISA
Laami ayaa ag marta
: Waana Qol Cusub

Nagala Soo Xidhiidh:
Whatsapp number: 0634469316
Website : https://baahikoobservice.com

Bushaaro Bushaaro !Macmiil shirkada kiraynta guriyaha iyo maaraynta ee -koob Real Estate waxay kuu haysa guri kiro ah. A...
22/12/2021

Bushaaro Bushaaro !
Macmiil shirkada kiraynta guriyaha iyo maaraynta ee -koob Real Estate waxay kuu haysa guri kiro ah.

Areada: Basaska jig jigayar halkay ku dhamaadan
Tirada qolalka: afar qol.
Gaadhi gal tool ah ayuu leeyahay.
Qiimaha: $200

Wiixii faahfaahin dheerada kala xidhiidh.
Tell: 0633932233 / 0633810368
Ama soo booqo xafiiska oo ku yaala dhinaca koonfureed ee dooran cafeteria , jigjigayar.

Bushaaro Bushaaro !Macmiil shirkada kiraynta guriyaha iyo maaraynta ee -koob Real Estate waxay kuu haysa guri kiro ah. A...
22/12/2021

Bushaaro Bushaaro !
Macmiil shirkada kiraynta guriyaha iyo maaraynta ee -koob Real Estate waxay kuu haysa guri kiro ah.

Areada: Basaska jig jigayar halkay ku dhamaadan
Tirada qolalka: shan qol.
Gaadhi gal wuu leeyahay.
Qiimaha: $300

Wiixii faahfaahin dheerada kala xidhiidh.
Tell: 0633932233 / 0633810368
Ama soo booqo xafiiska oo ku yaala dhinaca koonfureed ee dooran cafeteria , jigjigayar.

Bushaaro Bushaaro !Macmiil shirkada kiraynta guriyaha iyo maaraynta ee -koob Real Estate waxay kuu haysa guri kiro ah. A...
21/12/2021

Bushaaro Bushaaro !
Macmiil shirkada kiraynta guriyaha iyo maaraynta ee -koob Real Estate waxay kuu haysa guri kiro ah.

Areada: school British
Tirada qolalka: afar qol.
Gaadhi gal wuu leeyahay.
Qiimaha: $220

Wiixii faahfaahin dheerada kala xidhiidh.
Tell: 0633932233 / 0633810368
Ama soo booqo xafiiska oo ku yaala dhinaca koonfureed ee dooran cafeteria , jigjigayar.

10/12/2021

Bushaaro Bushaaro Dadwaynaw idinkuna bilkhayr dhaha, ma tahay ambase gurigaaga ma uraadinaysy kiro joogta ah adiga oo la dhiban helida cidaad ka kirayn lahayd hadaba macmiil jawaabtaadu haday tahay haa Shirkada kiraynta guriyaha iyo maarayntooda waxay kugu busharaynaysa qiimo dhimis balaadhan oo ay kuu samaysay inta sanadkan ka dhiman hadaba macmiil h**e ugaadh si aad uga faa’idaysato qiimo dhimistan.

Shirkada Baahi-Koob Real Estate waxay kuu haysaa guri kir oo hargeisa ku yaala.Xaafada: Jigjiga yar gaar ahaan dhinaca k...
25/11/2021

Shirkada Baahi-Koob Real Estate waxay kuu haysaa guri kir oo hargeisa ku yaala.
Xaafada: Jigjiga yar gaar ahaan dhinaca koonfureed ee istaanka jigjiga yar.
Tirada qolalka: Shan qol oo kala ah,
saddex hurdo ah
fadhi iyo cunto
qol service ah
gaadhi galkii leh
Qiimaha: $270

Wixii faah faahin la xidhiidh Numberadan 0633932233/0633810368
ama booqo xafiiska oo ku yaala jigjiga yar gaar ahaan Dhinaca koon fureed ee soorsan cafateria

Mudane, Marwo ma tahay mulkiile guri kiro u jooga leh ama ka masuula.Haddii jawaabtaadu tahay haa, shirkada kiraynta gur...
10/11/2021

Mudane, Marwo ma tahay mulkiile guri kiro u jooga leh ama ka masuula.
Haddii jawaabtaadu tahay haa, shirkada kiraynta guriyaha iyo maareynta guryaha ee Baahi-Koob Real Estate waxay kugu bushaaraynaysa qiimo dhimis ay ugu talo gashay macaamiisheeda hantiilayaasha guriyaha ah kaas oo ah in gurigaaga si bilaash ah oo aan wax dilaala lagaa qadayn lagugu kirayn doono intaa sanadka ka dhiman.

Fadlan booqo xafiiska baahi koob oo kuyaala xaafada jig jigayar gaar ahaan soorsan agtiisa si aad gurigaaga uga diwaan galiso.

Mudane / Marwo ,waxaaan ku haynaa laba guri oo kiro ah oo ku yaala  /   gaar ahaan xafada   waxayna ka kooban yihiin mid...
08/11/2021

Mudane / Marwo ,waxaaan ku haynaa laba guri oo kiro ah oo ku yaala / gaar ahaan xafada
waxayna ka kooban yihiin midkiiba
* shan qol oo jiifa
* Fadhi iyo Cunto
* Gaadhi galna wuu leeyahy
Qiimuhuna waa $250 midkiiba

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hargeisa Car Sells and Rental posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hargeisa Car Sells and Rental:

Share

Category