Cali Baarjeex Fuel Station

Cali Baarjeex Fuel Station Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Cali Baarjeex Fuel Station, Gas Station, AIRPORT ROAD, Hargeisa.

Ciid Mubaarak.
20/04/2023

Ciid Mubaarak.

21/12/2021

SHAQO BANAAN (JOB VACANCY)

KAALINTA SHIDAALKA EE CALI BAARJEEX FUEL STATION, WAXA KA BANAAN SHAQO SHIDAAL SHUBIS/IIBIN AH (FUEL PUMP ATTENDANT), WAKHTIGA HABEENKII (NIGHT SHIFT) . MUDADA SHAQADU SOCONAYSAA WAA JOOGTO (PERMANENT), WAKHTIGA LA BILAABAYAA WAA 01.JAN.2022.

SHURUUDAHA LOOGA BAAHAN YAHAY QOFKA SOO CODSANAYA SHAQADA:
1.WAA IN UU H**E UGA SOO SHAQEEYEY KAALIN SHIDAAL
2.WAA IN UU AWOOD IYO ADKAYSI U LEEYAHAY SHAQADA HABEENIMO
3.WAA IN UU WAX QORI KARAA, AKHRIYI KARAA, XISAABINA KARAA
4.WAA IN UU AAMIN YAHAY
5.WAA IN UU KEENAA CID KA DAMIIIN AH
WIXII TAFAASIIL AH KALA XIDHIIDH MAAMULAHA KAALINTA 0636151333 AMA 0657309533.

09/01/2020

WARGELIN MUHIIM AH:
Haddii aad leedahay, adigu waday ama garanayso gaadhiga sawirkan ka muuqda (Grande, Silver, 110, Plate Number 84827) oo shidaal ka qaatay Kaalinta Cali Baarjeex ee ku Taala Gacanta ama Kaalinta 8aad, degmada Maxamuud Haybe habeenimadii xalay 08.01.20, saacadu markay ahayd 9kii fiidnimo, fadlan numberkan kala xidhiidh Mamulaha Kaalinta Cabdikariim Cali Baarjeex 0636151333. Mahadsanid.

Waa Cali Baarjeex Fuel Station oo idin leh *sannad wanaagsan 2020*. Noogu soo hagaag adeeg wanaagsan iyo qiimo macquul a...
31/12/2019

Waa Cali Baarjeex Fuel Station oo idin leh *sannad wanaagsan 2020*. Noogu soo hagaag adeeg wanaagsan iyo qiimo macquul ah.

محطة علي بارجيح للمحروقات تتمنى لكم عاما سعيدا ٢٠٢٠

Cali Baarjeex Fuel Station wishing you a Happy New Year 2020.

Subax wanaagsan:Duxdu lagama maarmaan ayey u tahay bani`aadamka.Sidoo kale, gaadiidku waxay u baahan yihiin saliid (Oil)...
22/12/2019

Subax wanaagsan:
Duxdu lagama maarmaan ayey u tahay bani`aadamka.
Sidoo kale, gaadiidku waxay u baahan yihiin saliid (Oil) iyo xaydh (Grease) tayo leh.
Hadaba, Cali Baarjeex Fuel Stations iyo Cali Baarjeex Car Accessories ugu soo hagaag saliidaha iyo xaydhaha dhamaan noocyada kala duwan ee Baabuurta.
Balantayadu waa tayo sare iyo qiime macquul ah

Address

AIRPORT ROAD
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cali Baarjeex Fuel Station posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Cali Baarjeex Fuel Station:

Share

Category