13/09/2025
Dheehsame ugu imo adeeg hufan, qiime macquula iyo tayo sare.
Qurxinta baabuurta gudo iyo dibad ba.
✓Cusboonaysiinta dirayska gaadhiga.
✓Cusboonaysiinta daaqadaha.
✓Bedelista dacsadaha
✓Laydhka kaawarka
✓Laydhka gudaha
✓Bacaha baaburta
Lasoo xidhiidh Whatsapp numberkan
📞65 9780008
📍 Hargeisa, m haybe