18/12/2023
Shirkada saliidaha ee Almaas general trading company
Oo ka wakiil ah shirkada caanka ah ee ADNOC oo In ka badan 72 sanood soo saarta saliidaha buubuurtu isticmaasho noocyadooda kala duwan baatrool iyo naafataba , kana diiwan gashan haayada dunida u qaabilsan hubinta tayada saliidaha ee Opic
Waxay ugu bushaaraynaysaa dhamaan gaadiid layda iyo shirkadaha u kala goosha gobolada dalka in kuu keentay saliido ku haboon makiinada iyo xaaladaha gaadhida oo tayadoodu aad u sarayso.
Waxaa sidoo kale si Gaara loogu bushaaraynayaa xaq-layaasha iyo wadayaasha tigaha ama bajaajta in shirkadu u keentay saliid Gaar u ah tigaha oo ay socon karaan mudo bil iyo dheer aad Sida gaawadhida caadiga ah.
Ma jiro saliid badal joogta ah
Mana jiro kharash si joogta ah kaaga baxayaa
Waa saliid hagaajinaysa cimriga hijiinka gaadhiga
Ka rayso saliid badal joogto ah
Kuna soco bil iyo dhowr
Saliida tigaha ee adnoc
Tigtu gaadhi weeye
Ku adeego saaxiib
Tilmaan xafiisku waxaa uu dhinaca bari kaga qabsan yahay xafiiska shirkada xooga korantada ee Heco
Waxaan diyaar kuugu ah howl wadeeno fahansan shaqada ay kuu qabanayaan iyo daryeelka macmiisha.
Kala xidhiidh: 63-4333869 ama 4554877 ama 9979521