Dube Workshop

Dube Workshop Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dube Workshop, Truck Repair Shop, Bosaso.

Hadafkayaga boggaan waa inaan tusno waxsoosaarkayaga farsamo ee gawaarida, gawaarida waaweyn iyo qodayaasha sida cagafyada riigaga, soo dhawow, doorbidida sixitaankaaga iyo faallooyinkaaga.

Waa dalab cusub oo idiinkeenay dube work shop .Sariiraha casriga ah hal nafar labo nafar iyo caruur ta sariita kadhacda ...
12/04/2023

Waa dalab cusub oo idiinkeenay dube work shop .
Sariiraha casriga ah hal nafar labo nafar iyo caruur ta sariita kadhacda iyo dadka waa weyn .
Waa sariir wax boolal ah aan lahayn kaashado isgalaya sifudud una kalabaxaya si fudud
Macmiil hamoogaa kana faaidayso sariirahan aan kaa dhamaanayn , box bir ahna kasameysan caruurtaada iyo waalidkaaga ku ogow gogol wanaag san .

19/01/2023

DUBE workshop

16/01/2023

Dubul ka caqaayada iyo alxan kooda
Alxan tayo leh iyo kalsooni damaanad leh ku soo dhawoow DUBE workshop

Hamoogaan macmiil marwalba waxaa diyaar looyahay qancintaada ..

10/01/2023

Wakan buunkii qalooc samay oo toosin iyo alxan lagu wado , hadii aad katabanaysid
1: giriig
# sidaayay
# liig wada
2: kaawo
# go'day
# sidaysay
# xiris mid cusu
3: buun wiish
# jabay
# kalabixi la'
# badalkiisa
4: raalo ama fadi wiish
# furayaasha
# bamka guud ..
Iyo dhamaan ciladaha ku yimaada wiish ka yar iyo wayn cagaf yada foorliifyada iyo riigaga .

DUBE workshop wuxuu kuula diyaar yahay shaqo hufan iyo qiimo ku qanciya

Wixii intaa dheer fadlan soobooqo boga face bookga .. lana sooxiriir lambarka golis 090773322...ama somtel 06677332.. kuna qoran qaybta kore ee bayjka

10/01/2023

Waa buun wiish oo lakala dhigay , kadib markuu qaloocsamay ...
Toosi buun iyo alxan badana oo sugayo ..

10/01/2023

Waa wiishashka waa weyn ee ka shaqeeya dagada bosaso ...
Saad u jeedan way kala furfuran yihiin mid walbana shaqo gooniya iyo cilad gooniya ayuu uyaalaa ..

Hamoo gaan shaqo wanaagsan iyo tayo sare

Baaskiil sadex lugood leh , shidaalna kaaga baahneen kuna shaqaysan kartid , Daynimo iyo solarna laguu saari karo ..  Wi...
07/01/2023

Baaskiil sadex lugood leh , shidaalna kaaga baahneen kuna shaqaysan kartid ,
Daynimo iyo solarna laguu saari karo ..

Wixii intaa dheer oo macluumaad ah waxaad nagala soo xiriiri kartaa lambarka safxa kore ku qoran ,

Hamoo gaan macmiil dalabkaaga iyo qancintaada marwalba in diyaar looyahay .
Mahad sanid

Waa sameyn FADHI dainimo iyo bam naqas   Waxaa kale oo laguu sameenayaa dhamaan fadhiyada kala duwan daynimo saambo mato...
03/01/2023

Waa sameyn FADHI dainimo iyo bam naqas

Waxaa kale oo laguu sameenayaa dhamaan fadhiyada kala duwan daynimo saambo mator iyo wixii lamidka ah .

31/12/2022

Muxuu farxad dareemi karaa macmiilka ku lug goay markuu ubaxay safar raris cagafyo , habeen dhanna guureeyay kharash iyo shidaalna galay , kadibna loo sheegay inuusan wadan gaari ama samtarel u qalma hawshan ... lakin mudo kooban meeshii ku laabtay asagoo wata samtareel fudud raf iyo laamina umaraya ..

Waa taariikh qabsatay macmiilka rimoorkan iska leh aana jeclaaday inaan inalawadaago ..

Macmiil marwalba waxaa diyaar laguugu yahay qancintaada .. DUBE workshop

Lasoo xiriir : lambarka kuqoran bayjka kore ee safxada ..
Ama emailka .

Kan waa istabni ama celiye taayir istabni Waana seeska candha meyd ka , waxaana helaysaa seesyada kala duwan waaraad dha...
31/12/2022

Kan waa istabni ama celiye taayir istabni
Waana seeska candha meyd ka , waxaana helaysaa seesyada kala duwan waaraad dhayne , iyo kuwa noocyada kale ah .

Wixii macluumaad intaa dheer fadlan nagala soo xiriir .. lambarka kuqoran beyjka safxada ...
Mahad sanid ..

31/12/2022

Waa saakay iyo bosaso oo roob uda'ayo waana ilaahay mahadiis ..
اللهم ثيابا نافعا .... آمين

Mais weydiisay muxuu caanka uugu noqday garaashka DUBE birta culus sida wiishashka cagafyada riigaga iyo forliifyada iyo...
29/12/2022

Mais weydiisay muxuu caanka uugu noqday garaashka DUBE birta culus sida wiishashka cagafyada riigaga iyo forliifyada iyo waxa la midka ah ??!
Waa suaal mudan inla iswaydiiyo jawaabtana wey fudutahay ....

Waa kalsooni lagu qabo iyo shaqo wanaagsan .

Kawaran aragtidaada see u aragtaa ?

Address

Bosaso

Opening Hours

Monday 06:00 - 18:00
Tuesday 06:00 - 18:00
Wednesday 06:00 - 18:00
Thursday 06:00 - 18:00
Saturday 06:00 - 18:00
Sunday 06:00 - 18:00

Telephone

+252907733220

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dube Workshop posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dube Workshop:

Share