CADDE SPARE PART

CADDE SPARE PART Macmiil Kusoo Dhowaada Qancin Wanagsan kagana Baahi Beel Qalabka Matoorada Baabuurta Iyo Sharaxaadooda

23/12/2022
1nz ,2nz maunal ,A/T 4wd  F6a maunal
30/11/2022

1nz ,2nz maunal ,A/T 4wd
F6a maunal

Waxaa ka helaysaa dhamaan qalabka gawarida oo japani ah kala xiriir 0907793810 ama 0907066684
28/06/2022

Waxaa ka helaysaa dhamaan qalabka gawarida oo japani ah kala xiriir 0907793810 ama 0907066684

Macmiil waxaan ku haynaa dhamaan qalabka gawarida laga isticmaalo geeska africa ,qiimuhu waa mid ku raali gelinaya jumlo...
10/06/2022

Macmiil waxaan ku haynaa dhamaan qalabka gawarida laga isticmaalo geeska africa ,qiimuhu waa mid ku raali gelinaya jumlo iyo tafaariq waxaana helaysaa adeega soo gudbinta oo lacag la,aan ah (free delivery), meesha aad joogto ama aad ku suguntahay
TELL :+252907793810 AMA +252907066684

1.1NZ FSE MACHINE  1.5CC2. Wheel ring alloy  for all zises(15" ,16", 17" 13" 14")3. Powe steering comp set ( with rag en...
31/12/2021

1.1NZ FSE MACHINE 1.5CC
2. Wheel ring alloy for all zises(15" ,16", 17" 13" 14")
3. Powe steering comp set ( with rag end and tirod end) FOR ZUZUKI CARY, TOYOTA NOAHA, PROBOX .
Fiira gaara:
Qiimahu waa macquul jimlo iyo tafaariqna waa helaysaa .
Contact no. +252 907793810

Kusoo dhow halkaa ka helaysoo Baaburta kala duwan iyo qalabkooda oo dhamaystiran 1. Body parts2. Machine parts3. Transmi...
17/12/2021

Kusoo dhow halkaa ka helaysoo Baaburta kala duwan iyo qalabkooda oo dhamaystiran
1. Body parts
2. Machine parts
3. Transmition parts

09/11/2021

Waxaan Idiin Haynaa GPS Ku Sahlaya In Garigaaga La Socoto Meel Walba uu Tago Adoona Kala Soconaya Mobilkaaga Gacanta
Waxaadna Si Fudud Ku Heli Karta Gaarigaga Hadii Laga Xado.

Faaidooyinka GPS-Ka:
GPS-Ka Waxaad Ku Isticmaali Kartaa Mobilekaaga Gacanta
GPS-Ka Wuxuu Ku Sheegaya Garigaaga Gobta uu Ku Sugan Yahay.
GPS-Ka Wuxuu Ku Shegaayaa Haddu Garigaaga Ka Baxo Goobihii Loo Qoondeyey Kaliya.
GPS-Ka Wuxuu Ku Sheegaya Xawaraha Aad Garigaaga Ugu Talagashay Inuusan Dhaafin Hadii Laga Badiyo.
GPS-Ku Wuxuu Ku Shegayaa Gaadiidka Hadii uu Shil Galo.
GPS-Ka Wuxuu ku Shegaya Xiliga La Daaray Iyo Xiliga La Damiyo Garigaaga.
Macmiil Haddi Aad Danaynayso GPS-Ka Gawaarida Waxaad Nagala Soo Xiriiiri Kartaa Lambaradan Hoos Ku Qoran:
+252907077766
+252907721768
+252 907045134
WhatsApp1: https://bit.ly/3ofdIQy
WhatsApp2: https://bit.ly/3kmoPpV
WhatsApp3: https://bit.ly/3EVcu3G

Welcome Cadde Spare PartsHead Quarter Bosaso Puntland Somalia
03/10/2021

Welcome Cadde Spare Parts
Head Quarter Bosaso Puntland Somalia

Waxan ku haynaa dhamaan fareejoyinka iyo indha gawaarida kala duwan ee laga isticmaalo dalka,iyo kuwa khaaska ah ee aad ...
25/09/2021

Waxan ku haynaa dhamaan fareejoyinka iyo indha gawaarida kala duwan ee laga isticmaalo dalka,iyo kuwa khaaska ah ee aad ubaahantahy.
Soo dhowaada

Waxaan idiin haynaa dawayaashii oo noockasta leh , sidoo kale waxaa naga helaysaa in laguugu bedelo wax ama lagu banjari...
23/09/2021

Waxaan idiin haynaa dawayaashii oo noockasta leh , sidoo kale waxaa naga helaysaa in laguugu bedelo wax ama lagu banjariye mashiino casri ah wax kayr 10min adoon lagaa garaacin dawaha gaarigaaga

Address

Bosaaso Main Road
Bosaso

Telephone

+252907793810

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when CADDE SPARE PART posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to CADDE SPARE PART:

Share