17/01/2019
Subax wanagsan saaxibayaal
Saka waxan idila socodsiinaynaa inan inii diyaarinay ardayda fasax yar gashay awgee baristii baaburta oo nudada aad fasaxa haysataan aan idinku dhamyni doono inshaa allah
Kaalaya oo soo booqda xaruntayada JUBA MATORS # # # AMA Naga soo wac
Tell: 063_4482093 ......065_9198098
Alla mahadleh