JUBA Motors

JUBA Motors Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from JUBA Motors, sheikh Ali near Haji Dahir Stadium, Borama.

Ogaysiis, Ogaysiis OgaysiisDhamaan dadwaynaha ku nool magaalada Borame iyo dal iyo dibadba,waxaan ugu bishaareynaynaa  i...
14/12/2018

Ogaysiis, Ogaysiis Ogaysiis
Dhamaan dadwaynaha ku nool magaalada Borame iyo dal iyo dibadba,waxaan ugu bishaareynaynaa in JUBA Motors and Rental Cars ay idiin soo kordhisay adeegyo cusub oo ay in badan ay baahi u qabeen bulshadeenu. waxaan adeegyadaa kamida.
1.Kireynta Baabuur tayo leh.
2.Barista Baabuurta oo si manual ah iyo automatic ba la idiin bari doono mudo kooban.
3.Waxaa dadka qurba joogta ah ee fasax ku jooga dalka loogu adeegi doona kolba meesha ay joogaan in ay adeegaasi loo keeno ama ka heli karaan.Sida airportyada markay ka soo dagayaan,marka arin degdega ay kula soo gudboonaato.taasood si fudud aad ku heli kartaan adeega JUBA MOTORS AND RENTAL CARS.
Haddaba waxaad kala soo xidhiidhi kartaan numberadan hoos ku xusan iyo pagen aaanu ku leenahay barta facbookga.

Tell:0634482093 ama 0634536199
Tell:0659198098
WhatsApp :0634482093

"Waxaan u taaganahay marskaste Qancintaada macmii

Address

Sheikh Ali Near Haji Dahir Stadium
Borama

Telephone

+252634482093

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when JUBA Motors posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share