22/08/2026
⛽ Nadiifi nidaamka shidaalka gaadiidkaaga, oo hagaaji shaqada matoorka.
MANNOL Injector Cleaner 9957 — loogu talagalay matoorada petrol ka, wuxuuna nadiifiyaa injectors-ka iyo wasakhda ku samaysma nidaamka shidaalka.
MANNOL Diesel Jet Cleaner 9956 — loogu talagalay matoorada dieselka, wuxuuna si degdeg ah uga caawiyaa nadiifinta injectors-ka iyo wasakhda ku ururta nozzles-ka. Waxa kale oo uu ka qayb qaataa gubashada shidaalka oo deggan iyo shaqada matoorka oo hagaagta.
🔹 Injector Cleaner — 9957
🔹 Diesel Jet Cleaner — 9956
📦 250 ml | 250 ml / 50 L shidaal
Labada product mid kasta u isticmaal nooca shidaalka iyo matoorka loogu talagalay.
📞 0907975860 | 0907847515 | 0907796865