30/04/2025
🚦🚗Gefeliciteerd Farhaan met het behalen van je rijbewijs vandaag!! klasse gereden!!Veilige kilometers toegewenst namens Rijschool Gandaa.👏👏
HANBALYO HANBALYO waxaan U hanbalyaynaynaa Farhaan oo ku baasy laysinka gaariga maanta. Hadaad barashada gaariga ubaahan tihiin laso xiriira Rijschool Gaandaa👍