Sahal Auto Cars

Sahal Auto Cars Sahal auto cars waxay kuu diyaarisey adeega kireynta noocyada kala duwan ee gaadiidka.

Sahal auto cars waxay kuu diyaarisey adeega kireynta noocyada kala duwan ee gaadiidka, iyo kala iibinta gaadiidka. waxay...
04/06/2023

Sahal auto cars waxay kuu diyaarisey adeega kireynta noocyada kala duwan ee gaadiidka, iyo kala iibinta gaadiidka. waxaynu xiiso u yeelaynaa safarkaaga wadada, waxaana kaa caawin doonaa in lacagtaadu ku siiso adeeg gaadiid oo tayo leh,

Waxaad haysataa awood aad ku doorato nooca gaadiidka, wakhtiga aad u baahan tahay, iyo adeega aad rabto inuu kuu qabto intaba.

Haddii aad safar dalxiis tagayso, haddii aad shir muhiim ah ka qayb-galayso, ama haddii aad rabto inaad qoyskaaga magalaada ka saarto, intaba waxaynu kuu sahli doonaa inaad ku raaxaysato safarkaaga iyo shilinkaaga, adigoo gacantaada ku wadanaya gaadiidka.

Shirkada waxaa ku bahoobay dhalinyaro beesaaniyiin ah, dareemi kara xaaladaha aad kala hadasho, isla markaasna xalin doona wixii caqabad ah ee ka timaada dhanka adeega !!

Address

Jigjiga
Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sahal Auto Cars posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category