Dilla TV

Dilla TV Dilla Tv kala soco warar,, warbixino,, barnaamijyo ,,,madadaalo ,,,,dhacdooyinka caalamka

  Muxuu Yahay Culayska Siyasaded Sobobay Inuu Wadani ku Biiro Ex Maayar Aamiin -----------------------------------------...
01/06/2026

Muxuu Yahay Culayska Siyasaded Sobobay Inuu Wadani ku Biiro Ex Maayar Aamiin
----------------------------------------------------
Maayarkii H**e Ee Gabiley Maxamed -aamiin cumer Oo Maanta hadhimo sharafeed ay ku maamuseen masuliyiinta xukumada ku matala g.gabiley Ayaa Sheegay inanu Xisbiga wadani ugu Soo Biirin si uu xil u helo Oo Aanu doonaynin xil wasiirnimo ama badhsaabnimo Amaba Mansab Raadin midna .

Islamarkaana ujeedadiisu tahay in qaranka uu la shaqeeyo oo kaliya
Waxanu xusay inuu ku daba faylayo xubnaha ay isku haybta yihiin ee xisbiga Wadani uga soo horreeyay ee tabaca soo gashaday oo Iyaga garabjoogsan doono .
Ex maayar aamiin waxa uu carabka ku dhuftay inuu xisbiga ku yimid si bilaa shuruud ah oo aanu jirin wax Shuruud ah oo uu ku xidhay ku Soo biiristiisa xisbiga wadani,

Maxamed aamiin Waxa uu iftiimayay in madaxwaynahana ay kawada hadleen wada shaqaynta horumaraka qaranka oo kaliya

Hadal kaasi oo daaha ka rogay in uu jiro culays ku khasbay kuu biirista xisbiga wadani
Sidoo kale waxay cadanaysaa inuu magangalyo doonyahay oo lagu rakaateeyay dayntaasi

Waxana jira Codsi la xidhiidh arintaasi Oo uu ka dalbday masuuliyiinta goobta ku sugnaa sidii arintaa ugula shaqayn lahayeen (Daynta)

Cabdirashiid Ismaciil

01/06/2026

Maxamed Aamiin 10 Sano Ayuu mayar ahaa Oo 2 milyan oo dayn ah ayuu wareejiyay mayar mooge 5 sano ayuu jogay lacag buu wareejiyay

Buunbuuninta Baraha Bulshada Laga Waday Waxay Ahayd Been La Maaligaliyay-----------------------------------------Waxan a...
31/05/2026

Buunbuuninta Baraha Bulshada Laga Waday Waxay Ahayd Been La Maaligaliyay
-----------------------------------------
Waxan arkayay maxamed aamiim cumer dheere oo xalay baraha bulshada kasoo muuqday isagoo la sawiran madaxwayne ciro iyo gudomiye xirsi cali xaaji xasan oo la leeyahay wuxuu ku biiray xisbiga wadani
Buunbuuninta baraha bulshada laga waday waxay ahayd been la maaligaliyay

Mayarkii h**e ee gabiley maah siyaasi saamayn itaa leeg leh
Balse waxa uu ahaa muuse kusiyaasi oo xiniinyo uu muuse biixi u tumay ayuu siyaasada ku dhex jogay oo uu gabiley ku maamulayay
Lakiin maanta muuse madaxwayne maaha oday la sharfayo oo beertiisa iska jooga ex maayar aamin 10 sano ayuu gabiley ku hayay muuse biixi

Ayaan darada ku dhacday sanad iyo badh uu banaanka joogay ayuu xamili oo isku dhiibay oo uu iswadi kari waayay
Xataa sanad iyo badhkaa maxamed aamiin gabiley fooda wuu galin kari wayay
Hadii uu siyaasiyahay oo uu taageerada gabiley haysto banaanka ayuu joogi lahaa

Maanta reer gabiley hadaan nahay waxan u aragnaa maxbuus la qabsaday oo isdifaaci kari wayay isaga iyo ina cagawayne waa laba maxbuus oo xisbiga wadani uu ka qabsaday kulmiye ee macno wayn ma samaynayaan

Hadaanu reer dalalnahay naguma matalo umana aragno siyaasi na matali kara waxanan uragnaa maxbuus xiabiga wadani isku dhiibay oo hadhka jecel

Raga Siyasada Reer Gabiley ku matala waxay joogaan xisbiga kulmiye waana masuuliyiintii kasbaday 46 kun ee kulmiye ku haysto

Sidoo kale maxamed-aamiin cumer dheere waxa uu ka cararayay daymihii oo xukumada wadani sheegtay in laga daba tagayo oo cidii musuqmaaduq lagu helo xabsiga loo taxaabayo
Qodobkaasina qayb ayuu ka haa in ex maayar aamiin uu isku dhiibo xukumada wdani

Dhinaca kale waxa aad loo hadal hayaa inuu muuse biixi u diray oo uu kaleeyay dano siyasadeed maadama uu kamida ahaa gacanyareyaashii ex madaxwayne muuse biixi uu ku shaqaysan jiray
Taasina waa wax dhici kara oo haday run noqoto waxay dhaawac ku noqon doontaa xisbiga wadani

Gunta iyo gabogabada qoraalkayga hadaan usoo dhaadhaco
Ragii jibriil abokor ee miisaanka siyasadeed kulaha gobolka gabiley wali waxay joogaan xisbiga kulmiye waana raga loo wado inay hantaan hogaan xisbiga kulmiye maadama uu dhamaday khilaafkii xisbiga

Mustafe xuseen

Hambalyo Ciidul Adxaa ๐ŸŽ‰๐ŸŒ™Jiifa Caaqila Ismaaciil Aareeye waxa uu dhammaan ummadda Islaamka, gaar ahaan shacabka Somalilan...
26/05/2026

Hambalyo Ciidul Adxaa ๐ŸŽ‰๐ŸŒ™

Jiifa Caaqila Ismaaciil Aareeye waxa uu dhammaan ummadda Islaamka, gaar ahaan shacabka Somaliland iyo bulshada Soomaaliyeed, u dirayaa hambalyo ku aaddan munaasibadda barakaysan ee Ciidul Adxaa.

โ€œWaxaan idiin rajaynayaa ciid farxad, nabad, caafimaad iyo barwaaqo leh. Alle ha inaga aqbalo cibaadadii iyo camalkii suubbanaa, sannadkan sannadkiisana bashbash iyo kheyr aynu ku gaadhno. Ciid wanaagsan.โ€

Eid Mubaarak ๐ŸŒ™โœจ

Suldaanka Guud Ee Beelaha Makahiil Suldaan Cabdiwahaab Cige Axmed waxa uu hambalyo iyo bogaadin ku saabsan munaasibadda ...
26/05/2026

Suldaanka Guud Ee Beelaha Makahiil Suldaan Cabdiwahaab Cige Axmed waxa uu hambalyo iyo bogaadin ku saabsan munaasibadda barakaysan ee Ciidul Adxa u dirayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan beelaha Makahiil meel kasta oo ay joogaan gudaha dalka iyo dibaddaba.

Suldaanku waxa uu Alle SWT uga baryayaa ummadda Soomaaliyeed in uu ka aqbalo acmaasha suubban, kuna gallado caafimaad, nabad, barwaaqo iyo bashbash.

Sidoo kale, Suldaanku waxa uu bulshada ku boorrinayaa xoojinta midnimada, walaaltinimada, is-caawinta iyo garab istaagga dadka tabaalaysan, maadaama Ciiddu tahay maalin ku dhisan naxariis, isu damqasho iyo jacayl bulsho.

Suldaan Cabdiwahaab Cige Axmed waxa uu mahadnaq iyo hambalyo u dirayaa culimada, odayaasha dhaqanka, dhallinyarada, haweenka, ganacsatada iyo dhammaan qaybaha kala duwan ee bulshada ee door weyn ka qaata nabadda iyo wadajirka bulshada Soomaaliyeed.

Ugu dambayn, Suldaanku waxa uu shacabka u rajaynayaa Ciid farxad, midnimo, horumar iyo guul ku suntan.

Ciid Wanaagsan!
Buraale Media Pro

๐‚๐ข๐ข๐ ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ค! ๐ŸŒ™โœจ๐€๐ ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐…๐ฎ๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š ๐†๐š๐ฌ, ๐ƒ๐ซ. ๐’๐ก๐š๐š๐Ÿ๐ข๐œ๐ข ๐’๐ก๐ฎ๐œ๐š๐ฒ๐› ๐‡. ๐ˆ๐›๐ซ๐š๐š๐ก๐ข๐ฆ, ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ˆ๐ฌ๐ฅ๐š๐š๐ฆ๐ค๐š ๐ข๐ฒ...
26/05/2026

๐‚๐ข๐ข๐ ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ค! ๐ŸŒ™โœจ
๐€๐ ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐…๐ฎ๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š ๐†๐š๐ฌ, ๐ƒ๐ซ. ๐’๐ก๐š๐š๐Ÿ๐ข๐œ๐ข ๐’๐ก๐ฎ๐œ๐š๐ฒ๐› ๐‡. ๐ˆ๐›๐ซ๐š๐š๐ก๐ข๐ฆ, ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ˆ๐ฌ๐ฅ๐š๐š๐ฆ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐›๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ซ๐ž๐ž๐ซ ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ก๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฆ๐ฎ๐ง๐š๐š๐ฌ๐š๐›๐š๐๐๐š ๐„๐ข๐-๐ฎ๐ฅ-๐…๐ข๐ญ๐ซ, ๐ข๐ฌ๐š๐ ๐จ๐จ ๐€๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ค๐š ๐›๐š๐ซ๐ฒ๐š๐ฒ๐š ๐ข๐ง๐ฎ๐ฎ ๐ง๐š๐ ๐š ๐š๐ช๐›๐š๐ฅ๐จ ๐š๐œ๐ฆ๐š๐š๐ฌ๐ก๐ž๐ž๐ง๐š ๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐›๐š๐ง, ๐ข๐ง๐จ๐จ ๐›๐š๐ซ๐š๐ค๐ž๐ž๐ฒ๐จ ๐ช๐จ๐ฒ๐ฌ๐š๐ฌ๐ค๐ž๐ž๐ง๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐š๐๐๐ž๐ž๐ง๐š, ๐ฎ๐ง๐š ๐Ÿ๐ฎ๐๐ฎ๐๐ž๐ž๐ฒ๐จ ๐ง๐š๐›๐š๐, ๐Ÿ๐š๐ซ๐ฑ๐š๐, ๐ข๐ฒ๐จ ๐›๐š๐ซ๐ฐ๐š๐š๐ช๐จ.
๐Š๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข ๐ฌ๐š๐ง๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐ฎ๐ฆ ๐›๐ข๐ค๐ก๐š๐ข๐ซ!

๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ ๐—ช๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป!Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhamaan shacabka reer ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ meel kasta oo ay joogaan, munaasa...
26/05/2026

๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ ๐—ช๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป!

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhamaan shacabka reer ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ meel kasta oo ay joogaan, munaasabadda Ciidul Fitriga awgeed.
Waxaan Eebbe ka baryayaa inuu inoo aqbalo soonka, qiyaamka, iyo camalka wanaagsan, inoo daayona sanadkan sanadkiisa kheyr, barwaaqo, iyo horumar.

๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ ๐—ช๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป!

๐’๐ž๐ง๐ข๐จ๐ซ ๐๐š๐ง๐ค๐ž๐ซ ๐ฆ๐ซ ๐ฆ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐†๐ฎ๐ฎ๐๐œ๐š๐๐ž

24/05/2026

Wasiirada Kaltun Godob Wayn Ayay Ka Gashay Reer Dalal Ka Gashay ,, Xirsi iyo wadani waxan Leeyahay Gabiley Inta Cirku kuu jiro Ayay kuu Jirtaa,,Siyaasi Toonta

Gabiley Oo Qarka U Saaran In Kacdoon Bulsho Ka Dhaco-------------------------------------------------------Wasiirka Qors...
23/05/2026

Gabiley Oo Qarka U Saaran In Kacdoon Bulsho Ka Dhaco
-------------------------------------------------------
Wasiirka Qorshaynta Qaranka Somaliland marwo kaltuun sh.xasan cabdi madar Ayaa jahawareer siyaadeed ka abuurtay g.gabiley
Kadib markii ay xilka ka tuurtay maayarkii Magalada gabiley cabdirashiid daacad Oo kasoo jeeday beesha reer dalal

Kadib markii ay ka dhex arki wayday dano gaar ah oo ay ka lahayd maayarka

Talabadani oo beesha reer dalal aad uga cadhootay maadama uu maayarku ku joogay saamiga beeshaasi

In fagaaraha Khayriyada lagaga qayliyo marka ay ka hadlayso, maadaama oo Shacabka Reer Gabiley inta badan diidanyihiin, hogaaminteeda.
Waxayna kala qayb gashay wajaale
Xilka qaadista maayarka waxa si wayn looga hadal hayaa guud ahaan gobolka gabiley waxayna bulshadu u aragtay gardaro cad oo wasiir kaltuun ugu badheedhay beesha reer dalal
Arintani oo maalmahani si wayn usoo ifbaxday ayaa waxa aad uga cadhooday xataa siyasiyiinta reer gaar ahaan sh. almis yaxye oo ay isku jufo ahaayeen maayarka gabiley sheekhu isagoo wasiirka ku kacsan ayuu si toosa u mucaariday xukumada ilaa uu ka horyimaado safarada laga furay Sr11l

Sidoo kale waxa jira dhadhaqaaqyo siyasaded oo reer gabiley kaga soo horjeedaan xukumada ciro madaama ay jirto tabashooyin badan oo ay xukumada ka qabaan beesha jibriil abokor
Taasi oo salka ku haysa in xukumadu xilal badan gabiley ka siisay dad aan deegaan ahayn islamarkaana ay wadaan madaxwayne ku xigeenka oo kashanaya wasiir kaltuun sheekh xasan

Waxa kale gabiley ka jira shir ay qorshaynayso beesha reer dalal kaasi oo ay kaga arinsanayaan khilaaf siyasaded ee u dhaxeeya wasir kaltuun iyo beesha reer dalal kaasi oo ka dhici doona deegaanka ceel giniised

Magalada gabiley ayaa qarka u saaran in kacdoon bulsho ka bilaamo
Waxana sobob u ah hagar daamada joogtada ah ee wasiirka iyo xukumada wadani ku hayaan ee aan ilaa hada aanay ka hadal xukumada ciro

14 sanadood ee xisbiga kulmiye ka talinayay somaliland Reer Gabiley looma gaysan dhibaatooyinka Sanad gudihii ay u gaysatay xukumada wadani

Waxana la doonayaa in beelaha jibriil abokor qabyaalad xun la dhexdhigo oo jufo jufo loogu abtiriyo si ay ugu suurto in lagu beero dadyow kale oo aan deegaan ahayn hase ahatee maanta waxa muuqata in beeshii ugu horaysay ee reer dalal ay ka dhiidhiyeen islamarkana ay gaashaanka ku daruureen xukumada wadani iyo masuuliyiintii ay soo dirsatayba

Halkan kala soco wixii warar ah kasoo kordha

Mustafe xuseen

Madaxwyne gopolka awdal waxuu u baahan yahay. Nin wayn oo mudakara dadkiisana ku leh sumcad iyo saamayn.Madaxwyne badhas...
21/05/2026

Madaxwyne gopolka awdal waxuu u baahan yahay. Nin wayn oo mudakara dadkiisana ku leh sumcad iyo saamayn.

Madaxwyne badhasaabka gobolka ka dhig. Abdi Usman Dhaga wayne โœ…

Address

Dilamedia16@gmail. Com
Borama
396

Telephone

+252636890494

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dilla TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dilla TV:

Share