16/03/2023
Ruweydo oil
Waa saliid herbal ah 100%
Salidan waxee ka koban tahay 7 sheeg
1,qumbo
2,zaytuun
3,xabadsowdo
4,dhagayare
5,sanjabuul
6,basal
7,loos
Fa'ida saliida
1,dherenta timaha
2,aflaqada
3,timaha cadcada madow ka dhugee
4,madaxanuunka
5,jilcinta timaha