Somdillal

Somdillal SOMDILLAL waa isku xidhaha iibiyaha iyo iibsadaha. Barta somdillal waxay kuu suuragalinaysaa inaa baabuur si fududu ku iibsato ama ku iibiso.

SOMDILLAL waa isku xidhaha ugu wayn ee iibiyaha iyo iibsadaha. Fadlan booqo barta SOMDILLAL ay ku leedahay internetka si aad macluumaad dheeraada u hesho.

SOMDILLAL waa barta ugu wayn ee isku xidha qofka gaadhiga iibinaya iyo kan kale ee iibsanaya. muuqaalkani waxa uu sharax...
03/08/2017

SOMDILLAL waa barta ugu wayn ee isku xidha qofka gaadhiga iibinaya iyo kan kale ee iibsanaya. muuqaalkani waxa uu sharaxayaa sida loo isticmaalo websiteka. wixii macluumaad dheeraada fadlan ka daalaco barta aanu ke leenahay internetka ee www.somdillal.com

SOMDILLAL waa barta ugu wayn ee kulmisa qofka gaadhi iibinaya iyo kan kale ee iibsanaya. muuqaalkani waxa uu kuu sharaxayaa isticmaalka websiteka. si aad u h...

Asxaabeey waan idin salaamay, waxan idiin wadaa gaadhi noociisu yahay Toyota, Fortuner, left hand steering, manual ah.Fo...
29/07/2017

Asxaabeey waan idin salaamay, waxan idiin wadaa gaadhi noociisu yahay

Toyota, Fortuner, left hand steering, manual ah.

For more information please click the link below.

Thanks

Visit the post for more.

27/07/2017

Waxan umahadnaqayaa dhamaan dadka LIKE gareeyay pagekan oo ku xidhan websiteka www.somdillal.com. site kan waxaan ugu talogalnay inaanu ku kulmino dadka baabuurta iibsanaya iyo kuwan kale ee iibinaya, hadii uu yahay Macrad iyo shakhsiyaad labaddaba.

Pagekan waxaan kusoo post garayn doonaa gaadhi kasta oo aanu soo galino websiteka si aad ula socotaan.

Waad mahadsantihiin.

SOMDILLAL waa isku xidhaha iibiyaha iyo iibsadaha. Barta somdillal waxay kuu suuragalinaysaa inaa baabuur si fududu ku iibsato ama ku iibiso.

Waa maxay macluumaadka aad ubaahantahay inaad ogaato marka aad gaadhi second hand ah iibsanayso?Fadlan Click sii linkiga...
26/07/2017

Waa maxay macluumaadka aad ubaahantahay inaad ogaato marka aad gaadhi second hand ah iibsanayso?

Fadlan Click sii linkiga hoose.

Mahadsanid.

The Tesla Model S isn’t the first truly autonomous car on the road and available for sale to the public. We’re not there yet, just as a society.

Toyota Sienta, 1HZPlate #: 82429ODO: 61308Price: $ 3500For more information, please click the link below.
26/07/2017

Toyota Sienta, 1HZ
Plate #: 82429
ODO: 61308
Price: $ 3500

For more information, please click the link below.

Visit the post for more.

Toyota, Verossa Plate #: 61022Price: $2600Faahfaahin dheeraada, fadlan Click garee linkiga hoose.Mahadsanid.
26/07/2017

Toyota, Verossa
Plate #: 61022
Price: $2600

Faahfaahin dheeraada, fadlan Click garee linkiga hoose.

Mahadsanid.

Visit the post for more.

Ma doonaysaa bas caasi casri ah oo aad ku hesho qiima macquula, fadlan booqo SOMDILLAL.COM si aad u hesho macluumaad ku ...
25/07/2017

Ma doonaysaa bas caasi casri ah oo aad ku hesho qiima macquula, fadlan booqo SOMDILLAL.COM si aad u hesho macluumaad ku saabsan baskan.

Visit the post for more.

Si aad u hesho gaadhiga aad jeceshahay  inaad wadato, fadlan booqo barta aanu ku leenahay internetka, si aad u kala door...
25/07/2017

Si aad u hesho gaadhiga aad jeceshahay inaad wadato, fadlan booqo barta aanu ku leenahay internetka, si aad u kala doorato baabuurta kala duwan ee ku jirta barta SOMDILLAL.

Visit the post for more.

Address

Jigjiga-yar, Hargeisa
Hargeysa
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somdillal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somdillal:

Share

Category