08/08/2026
ππ UMRAH PACKAGE β DALMAR AVIATION ππ
Ma ku hamineysaa inaad gudato Cimrada si raaxo leh, ammaan ah, oo qalbi deggan?
Dalmar Aviation waxay kuu haysaa Umrah Package dhammaystiran oo ay ku jiraan:
βοΈ Tigidhka Safarka (Flight Ticket)
π Fiisaha Cimrada (Umrah Visa)
π¨ Hoteel tayo sare leh oo raaxo leh
π Gaadiid casri ah oo kuu fududeynaya dhammaan safarka
π Booqashada goobaha barakaysan iyo taariikhiga ah:
π Masjid Al-Xaram β Makkah
π Masjid An-Nabawi β Madinah
β°οΈ Jabal Al-Nuur (Godka Xiraa)
ποΈ Jabal Thawr
πͺ¦ Qabuuraha Al-Baqii'
βοΈ Goobta Dagaalkii Uxud & Buurta Uxud
π΄ Beeraha Timirta β Madinah
β¨ Waxaan kuu ballanqaadeynaa adeeg hufan, qiimo jaban, iyo safar xasiloon laga bilaabo bixitaanka ilaa dhammaadka Cimrada.
π’ BOOK NOW!
β³ Ha seegin fursaddan β boosasku waa xaddidan yihiin!
π± WhatsApp: +252 654727168
π΅ TikTok:
π§ Email: [email protected]
βοΈ DALMAR AVIATION
Safarkaaga Cibaadada waxaan ka dhignaa mid fudud, ammaan ah, oo raaxo leh. π€π