Mustafe Adan

Mustafe  Adan Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mustafe Adan, Hargeisa.

Iran khalijka maxay Islaan baa maqashay iyadoo la leeyey  maraykan ayaa Iran duqeeyey Iranna waxay duqaysay khalijka car...
24/04/2026

Iran khalijka maxay

Islaan baa maqashay iyadoo la leeyey maraykan ayaa Iran duqeeyey Iranna waxay duqaysay khalijka carabta

Islaantii hadalkaasi dhawr jeer buu kuso laablaabtay maalintii dambe ayey oday jaarka ah sheekaynaya dhagaysatay marku dhameeyey
Ayey ku tiri tan irantu ma fulayba
Odaygii maxaa dhacay buu ku yidhi

Islaanti maraykan baa duqeeyey ee maxay isaga u duqayn wayday
Odaygi baa ku yidhi aniga tusaale ku siinaya wuu iskaga tagay

Islaan ay islaanta is hayeen ama dagaal ka dhaxeeyey oo ay kala fogaayeen ayuu odaygii soo ka xeeyey gurigiisa ayuu keenay

Islaantii ba ogaatay in islaanti dagaalku ka dhaxeeyey ay guriga odayga joogto dhagax bay ku bilowday

Reerkii baa jiifsan waayey habeenkii oo dhan bay shiida
Odaygii baa la hadlay oo ku yidhi dhagaxa maad naga daysid waxay tiri waaye aan idinka daaye islaantan dagaalku naga dhaxeeyo iska soo saara odaygii intuu qoslay ayuu ku yidhi

Iran khalij waxay ku haysataa maraykan iska saara aan duqaynta idinka daynee

✏️mustafe Adan

halkan waa  magalada gashaamo ee xarunta gobolka hawd oo laga hir galayey laydhka malin iyo habeenba ama 24 hours waxay ...
09/02/2026

halkan waa magalada gashaamo ee xarunta gobolka hawd oo laga hir galayey laydhka malin iyo habeenba ama 24 hours waxay u muuqata mid wadadi horumarka caqta saartay

04/02/2026

Farxiya fiska oo afka furatay

03/02/2026
02/02/2026

32 guuradii ciidanka qaranka somaliland

02/02/2026

Dad iyo dawlad fashilan weeye kuwan meesha ka dhex qaylinaaya ee darood war maamula leediine meeshan wax somali la dhaho k**a jirtee orda oo maamuladii ka dhex qayliya oo ku landheereye waa dulmantiine

Ciidanka Pundland oo alad casri ah lagu arkay saaka iyo xasan gurguurte oo khalkhalay
01/02/2026

Ciidanka Pundland oo alad casri ah lagu arkay saaka iyo xasan gurguurte oo khalkhalay

01/02/2026

Odaygaasi wuu yaban yey waxa eegaya ninkan waxa uu samaynayo waxa uu is waydiinaya ninkan noocan samaynaya waxa uu aaminsanyey

Address

Hargeisa
252

Telephone

+252634248933

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mustafe Adan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mustafe Adan:

Share