Modern Automotive Technology

Modern Automotive Technology We are the official distributor of SUZUKI and JAC Motors in Somalia and Somaliland. Distributor for LIQUIMOLY, SUZUKI AND JAC MOTORS in Somalia.
(3)

We also provide full vehicle services and products, including Oils and lubricants, spare parts, mechanics, and body repair.
-motors Sales and repairs for brand new Vehicles.

๐—๐—”๐—– ๐—ง๐Ÿด โ€” ๐—ซ๐—”๐—”๐—๐—œ๐—ฌ๐—”๐—— ๐—ช๐—”๐—ž๐—”๐—”๐—Ÿ๐—”๐—— ๐—”๐—›, ๐—ข๐—ข ๐—”๐——๐—œ๐—š๐—” ๐—›๐—ข๐—ฅ๐—ง๐—”๐—” ๐—–๐—œ๐——๐—œ ๐—”๐——๐—˜๐—˜๐—š๐—ฆ๐—”๐—ก! ๐Ÿš˜๐Ÿ”ฅ* 2.0L Turbo Diesel Engine* 6-Speed Manual Transmission*...
15/08/2026

๐—๐—”๐—– ๐—ง๐Ÿด โ€” ๐—ซ๐—”๐—”๐—๐—œ๐—ฌ๐—”๐—— ๐—ช๐—”๐—ž๐—”๐—”๐—Ÿ๐—”๐—— ๐—”๐—›, ๐—ข๐—ข ๐—”๐——๐—œ๐—š๐—” ๐—›๐—ข๐—ฅ๐—ง๐—”๐—” ๐—–๐—œ๐——๐—œ ๐—”๐——๐—˜๐—˜๐—š๐—ฆ๐—”๐—ก! ๐Ÿš˜๐Ÿ”ฅ

* 2.0L Turbo Diesel Engine
* 6-Speed Manual Transmission
* 4ร—2 / 4ร—4 Drive Options
* 140 HP Power Output
* 320 Nm Torque
* Cruise Control
* Reverse Camera
* Rear Parking Sensors
* Dual Front Airbags
* ABS with EBD
* Electronic Stability Control (ESC)
* Traction Control System (TCS)
* Hill Start Assist (HHC)
* Tire Pressure Monitoring System (TPMS)

โœ… ๐—–๐—ฎ๐—น๐—น โ€“ ๐—ง๐—ฒ๐—น๐—น:
๐Ÿ“ž ๐Ÿฒ๐Ÿฏ ๐Ÿฒ๐Ÿฏ๐Ÿต๐Ÿฌ๐Ÿฌ๐Ÿฌ๐Ÿญ | ๐Ÿฒ๐Ÿฏ ๐Ÿฒ๐Ÿฏ๐Ÿต๐Ÿฌ๐Ÿฌ๐Ÿฌ๐Ÿฐ | ๐Ÿฒ๐Ÿฏ ๐Ÿฒ๐Ÿฏ๐Ÿต๐Ÿฌ๐Ÿฌ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

13/08/2026

Ma ku aragtay in matoorka gaadhigaagu samaynayo guux iyo qiiq? ๐Ÿ˜จ

Ha werwerin waxaan kuu keenay hal dhalo oo aad kaga kaaftoomaysid in la furfuro matoorkaaga!

๐Ÿ“ Ka hel MATCO MOTORS
๐Ÿ“ฉ Nala soo xidhiidh maanta:
Call / WhatsApp: 252 63 6390001 / 252 63 6390006 / 252 63 6390099

๐Ÿ”ฅ SUZUKI DZIRE WAA GAADHIGA AAD RAADINAYSO! ๐Ÿ”ฅHaddii aad rabto gaadhi qurux badan, raaxo leh, shidaalkana dhaqaaleeya, Su...
10/08/2026

๐Ÿ”ฅ SUZUKI DZIRE WAA GAADHIGA AAD RAADINAYSO! ๐Ÿ”ฅ

Haddii aad rabto gaadhi qurux badan, raaxo leh, shidaalkana dhaqaaleeya, Suzuki Dzire waa doorasho ugu fiican. ๐Ÿš—๐Ÿ’จ

๐Ÿ“ Ka hel MATCO MOTORS
๐Ÿ“ฉ Nala soo xidhiidh maanta:
Call / WhatsApp: 252 63 6390001 / 252 63 6390002 / 252 63 6390004

10/08/2026

๐Ÿ’ป๐Ÿ”ง Computer Diagnostic waa furaha lagu ogaado caafimaadka gaadhigaaga.

Waxa soo badanaysa baahida loo qabo in la aqoonsado ciladaha gaadhigaaga kuwaas oo aan il-qabad ahayn balse u baahan tiknaloojiyad casri ah.

Nagusoo booqo xarumaha shirkada MATCO oo hel adeeg dhamaystiran.
Call / WhatsApp: 252 63 6390001 / 252 63 6390006 / 252 63 6390099

Ma raadinaysay baabuur Ambulance ah kaas oo ay u dhamaystiran yihiin dhamaan qalabkiisii iyo adeegiisii caafimaad?JAC Su...
09/08/2026

Ma raadinaysay baabuur Ambulance ah kaas oo ay u dhamaystiran yihiin dhamaan qalabkiisii iyo adeegiisii caafimaad?

JAC Sunray Ambulance waxa uu hadda diyaar kuugu yahay shirkada MATCO.

Call / WhatsApp: 252 63 6390001 / 252 63 6390002 / 252 63 6390004

Dhalaalinta iyo nadiifinta gaadhigaagu waa adeeg si maalinle ah aad ugu baahantahay.Isticmaal wax-soosaarka Liquimoly Ca...
08/08/2026

Dhalaalinta iyo nadiifinta gaadhigaagu waa adeeg si maalinle ah aad ugu baahantahay.

Isticmaal wax-soosaarka Liquimoly Car Care oo ah doorashada ugu haboon si aan marnaba gaadhigaagu u lumin dheehiisa iyo dhalaalkiisa.

Modern Automotive Technology:
Call / WhatsApp: 252 63 6390001 / 252 63 6390002 / 252 63 6390099

06/08/2026

Ma ahan xayeysiis ee waa dareen macmiil oo dhab ah!

Aad baan ugu faraxsanahay in baabuurta xamuulka ah ee JAC ay ka caawiyeen shirkada ZamZam Foster fududaynta hawlahooda maalinle.

Modern Automative Technology:
Call / WhatsApp: 252 63 6390001 / 252 63 6390002 / 252 63 6390004

Waxaa jira meelo dunida ka mid ah oo uu mari karo keliya gaadhiga Jimny.Ka gudub dhoobada adag, dhex mar kaymaha cufan, ...
05/08/2026

Waxaa jira meelo dunida ka mid ah oo uu mari karo keliya gaadhiga Jimny.

Ka gudub dhoobada adag, dhex mar kaymaha cufan, kana adkaw dhagaxaanta waaweyn adigoo wata baabuurkan yar ee aan ka baqan caqabadaha. Jimny waa astaanta adkaysiga iyo awoodda dhabta ah.

Modern Automative Technology:
Call / WhatsApp: 252 63 6390001 / 252 63 6390002 / 252 63 6390004

02/08/2026

Waa markale iyo waxsoosaarkii tayada ku suntanaa ee shirkada Liquimoly oo ay kuu keentay shirkada MATCO๐Ÿคฉ

Injector Cleaner waxa loo isticmaala in lagu nadiifiyo taangiga shidaalka iyo injectors-ka gaadhigaaga.

Modern Automative Technology:
Call / WhatsApp: 252 63 6390001/ 252 63 6390002/ 252 63 6390099

01/08/2026

Waxa la gaadhay waqtigii aad baabuurkaaga u samayn lahayd Wheel Alignment haddii:

โœ…๏ธ Taayiradu ay hal dhinac ka dhamaanayaan

โœ…๏ธ Shookaantu ay isku janjeedho dhinac

โœ…๏ธ Gaadhigu hadba haadka kaala baxayo

โœ…๏ธ Shidaal badan aad isticmaalayso

Modern Automative Technology:
Tell / WhatsApp: 252 63 6390001 / 252 63 6390006 / 252 63 6390099

Address

Wadada Miisaka Saraakisha, M. H. D. H. Gaariye Road
Hargeisa

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Friday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252636390001

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Modern Automotive Technology posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Modern Automotive Technology:

Shortcuts

Share