03/12/2021
Qalabka Gaadiidka oo nooc walba leh. Hadii gaadhigu kaa hashkadeeyo ruqum kaa sanqadhaysiyo shakal kaasii daayo mishiinka qiiq aad ka dareento tawakalbaa kuu haysee ha moogaaan.
Waa qayb ka mid ah adeegyada aanu bulshadayda iyo macaamiishayada sharafta badan aanu u qabano.
Soo dhawaada mar walba.