Qabyo tire

Qabyo tire ku Sali nebiga

01/11/2024
Markay madaxdu soco nayso Shacabkeedu muuneeyo Wax mahiima weeyaane.Dad maceena joogo leh Inta muunad iyo duunyo dadkaba...
28/10/2024

Markay madaxdu soco nayso
Shacabkeedu muuneeyo
Wax mahiima weeyaane.
Dad maceena joogo leh
Inta muunad iyo duunyo dadkaba ilaah
Siiyo midkii kaga mucaarada magacyada
Maamulkiyo wanaagooda
Ma wax buu ka jarayaa

27/10/2024

Dadkii dalka oog xad uga dhigay bulshooy dib dooran maynee deg dhaha

19/10/2024

Duulaan quluubtiyo lagu qaad dareenkii
Dadka maamulayoo
Doqonsade galbeedkii
Dalka kuway u dhiibteen
U daldale aduunyo kursi hayso mooyee
Dareen kaleba laga waa.
Dalka ay dukheeyaan rigaal
Diida oo neceb dhimashada dadweynaha
Dunidii islaamkaba laga waa dadweynow
Dad duunyo qaato lagu dooriyaan nahay
Diciif awood la oo Dani yeeshay baan nahayv

Habarjeclooy ninkaa u hiilisaan wuu hanweyn yahaye Hagihii isaaq baad tihiin maanta hubaashiiye.Habaryoonis oo  caawisaa...
19/10/2024

Habarjeclooy ninkaa u hiilisaan wuu hanweyn yahaye
Hagihii isaaq baad tihiin maanta hubaashiiye.
Habaryoonis oo caawisaan hanashaday doontay hubaashii xaqbay idinku tahay inad
Habaysaane.hogaamada ragaa soo mariyo
Ninkaan weli haaban.
halkii lagu simaa xin iyo xaasidnimo reere.
Hortiinaan xigaal rabnaa inan ka sheegnaaye.
Hanashada qabiil iyo ma jaro haybtan Naan nahaye.
Haldoorkaa bulshada iyo bixiya ilaahe

25/09/2024

Doodadaha xukumadiyo dhex maray dadkay u adeegi
Dagaal maaha xidhig iyo waxay dambi ku mutaan dad.
dambiyaday galeen bay xuseen dameerada caydhshay dadkii ay mudnayd inay dajaan
Shacabka gadooday
Daran doori damkay ula dhaceen booliskan
Dulaysan dagaaliyo ka dhali Bari waxaa buuga kuu galaye.
Duco iyo sidee baad wanaag dadkii uga dooni
Danahooda diideed dilkiyo aarka aad quudhay
Diimiirkoodu siduu u siin muuse dib dooro

Xidigaha geeskiyo dayac Baan dhamaan duunyeey rabaan
25/09/2024

Xidigaha geeskiyo dayac Baan dhamaan duunyeey rabaan

Damuurku wuxuu dhintoo marna dadnimiyo lahayn dareenkii aadmiga  dumaagiyo nagu daldala cuntadii dunidii dhacdoo dadkayg...
23/07/2024

Damuurku wuxuu dhintoo marna dadnimiyo lahayn dareenkii aadmiga dumaagiyo nagu daldala cuntadii dunidii dhacdoo dadkaygu wuxuu umadhan cuduro aan laba aqoon.

18/07/2024
Ogaada habloow xishood waaquruxdiinee .nina naag qaawan ma rabo ama la xumeey
22/10/2023

Ogaada habloow xishood waa
quruxdiinee .nina naag qaawan ma rabo
ama la xumeey

Address

Abdiqani Saleban
Burco

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qabyo tire posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share