Xidigta

Xidigta WILKA RIYADA

🥰🥰
02/07/2022

🥰🥰

WILKA RIYADA

13/04/2022

𝚆𝚒𝚒𝚕 𝚖𝚊𝚓𝚎𝚛𝚝𝚎𝚎𝚗𝚊 🦁🦁🔫🗡️⚔️

01/03/2022
27/02/2022

LAGEND LABO MHAA

Jacayl ku ma ahan inta goor aad dhahdo  WAAN KU JECLAAHAY !!!!Lakiin waa inta goor aad cadayso / mujisoIn u dhab ka yaha...
27/02/2022

Jacayl ku ma ahan inta goor aad dhahdo
WAAN KU JECLAAHAY !!!!

Lakiin waa inta goor aad cadayso / mujiso
In u dhab ka yahay jacaylkas
❤💗❤💗❤💗❤💗❤❤
((Dadka waa ku jeclahay qalalan la tagan ))
Dhecan / dhadhan usameya/ ku dara bahasha hala idiin qiro / la dareemo in ay xaqiiqo idinka tahay

❤❤HAWARO JACAYLKU❤❤

27/02/2022

Dadka waxaa ugu kheyr badan ka dadka wax tara(خير الناس أنفعهم للناس).
Kani waa Taliye Ku Xigeenka Qeybta Gobolka Bari Gaashaanle Dhexe Khaalid Maxamed C/raxmaan(Khaalid Ukun) Khalid Ukun oo dhextaagan guri deriskeyga ah oo uu xalay fiidkii dab weyn ka kacay, run ahaantii waxaa cajiib aheyd sida hagarbaxu ku jirey oo uu taliyuhu u shaqeynayey una daneynayey inuu ogaado xogta & sababta dabka kicitaankiisa ka dambeysay, isaga oo go'aansadey inuusan goobta ka dhaqaaqin ilaa inta dabka laga daminayo, waan uga mahadcelinayaa Taliyaha sida dhiirranaantu ku jidho oo uu marwalba ugu heellanyahay u adeega bulshadiisa iyo inuu xaalad kasta oo jidha diyaar u yahay maareynteeda, Khaalid waxa uu tusaale wanaagsan u yahay muwaadin wanaagsan oo waxbartay Xirfaddii ciidan ee uu bartayna bulshadu inuu ugu adeego go'aansadey, qofka wanaagsan markasta Dhiirra-gelin & Bogaadin ayuu naga mudanyahay.
Sidoo kale waan mahadcelinayaa Shirkadda Golis & Dowladda Hoose oo uu dab demiskoodu Alle ka sokow gacan weyn ka geystay xakameynta dabka.

Sidee gabar looga farxin karaa adoon daanyeer noqon 😂
27/02/2022

Sidee gabar looga farxin karaa
adoon daanyeer noqon 😂

Address

Bosaso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xidigta posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share