29/07/2024
Waxaanu Ugu Bishaaraynana dhamaan Macaamiisha shatafta le ee ku xiran Shirkada KAAFI CAR RENTAL AND TRAVEL AGENCY inay heli karaan dhamaan ba adeegyada kala ah
1.kirada gawaadhi cusub
2. Sharaxaadaha gawaadhida, xafladaha kala duwan( car decor)
3.Soo Saarista Visa yaasha (Visa Service)
4. Jarista Tikidhada Diyaaradaha
hadaba wixii faah faahina nagala soo xiriir
TELL: 063-4541008/ 063-4668396 / 065-4541008