Qiblateyn axles chanaltv

Qiblateyn axles chanaltv Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Qiblateyn axles chanaltv, Borama.

18/05/2022

ححححح

TAAAE
17/05/2022

TAAAE

Yes
13/05/2022

Yes

Xildhibaanada sidayda oo kale waxaan ka codsanayaa inay qabiilka iyo qabyaalada iyo nin jeclaysiga daaqada ka tuuraan oo doortaan Walaalkeen Mohamed Abdilahi Farmajo si aan Dalka iyo Dadka Soomaaliyeed uga Farxino ugana difaacno Siyaasiyiin dalal shisheeye wataan.

07/05/2022

Soomaaliyeey salaan aad u ballaadhan iga guddooma. Maanta waa Sabti: Maalmaha todobaadka maalin walliba naanays ayey leedahay. Sabtida meelaha qaar waxa looga yaaqaannaa “Sabti war baxay” amma “ Sabti ula badan. Maahmaahdii adhiga ayaa ahayd: Sabti gawrac, salaasa muquuni, sayntiisaba ad weydide”. Waa ad ila garatay ayaan filayaa.

Waxa an saaka damcay in aan idinku sooryeeyo maansadan la yidhaa: SALAGSALAG. Dhawaanahan ayaa dabka laga soo qaaday. Kollay dhawaannaa waxa aan ku wadnnaa in la tumi doono oo lala wadaagi doono intiinna music ga xiisaysa.

Waa tan heestii SALAGSALAG
DR. Abdirahman Beileh

Waa Gabadh

Biyaha saretegey cadduuroow
Waxbay saadaaliyeen
Saansaantoodaan u jeedey
Warkooda anaa saluugay
Suuryada xidhanbaan arkaayey
Waxbaa salagsalag dhahaayey
Haddana sibiq loo falaayey
Cagtaa cagta laysku saaray
Cirkaa buunigu salooshay
Dhulkana siigaa ku faaftay
Waxbaynnagu dhacay silloon
Sir iyo caadkaan run moodnney

Sed iyo calaf qaybintooda
Quruun walbba saamigeeda
Intaba iyagaa sarggooyey
Waxay ku salaynayeen
Anaa mahan ugu sarreeyoo
Sidaan doonaan falaaye
Adigu sumad haysku yeelin
Naftana saymaha ka leexso
Su’aashana haygu badinin
Illayn dani seeti weeyee
Siday tahay noo la qaado
Haddii kale waa siddiri gum
Sunbay kuu qooshayaan

Waa Wiil

Haddaan hablayohow su’aashan
Haddaan anna diirad saaray
Saadaashaa haddaan gorfeeyey
Markiiba waxbaa i saaqay
Tilmmaan sugan ii iftiinshey
Suntii halaqaa ureysey
Sufuudh adagbay lahaatay
Inuu nagu soo siqaayo
Calyada nagu saudhin doono
Dareenkaygaa i siiyey
Intaan sinniqsaday gadaal
Alloow naga samatabixi iyo
Ducadu sobobbay lahayd

Waa Gabadh

So’ iyo saan waxay lahaydba
Adaa murtideenna saafay
Dunidu waa soo jireene
Ilaa sula iyo haddeerto
Sibaa wax innaga yihiin
Anigu sanqadhaan maqllaa
Solladan bahalaa ku laaban
Sibay u haliilayaan
Sowsowduna waa ujeeddo
Dalkani h**e haw socdee
Suulddaarada maad ka dhaaftid
Dux iyo hadalbaan solayn

Sidaa iyo aawadeednna
Sabiga dhalanaaya caawa
Ayaan waxa saaka jooga
Sarbbeeb ugu qeexayaa
Sooyaalkuna waa ka marag
Ogoow Soomaalyeey

07/05/2022

YES WE NEED HOB FOR LIVE

Ciid wanagsan
05/05/2022

Ciid wanagsan

RAMADAAN KARIIM
19/04/2022

RAMADAAN KARIIM

Address

Borama

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qiblateyn axles chanaltv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share