03/12/2022
: RASAAS Lashegay in maanta maamul dagmda awbare oo uu Hogaaminayo hoganka nabdgalyda mud:Cali abdi ade iyo ciidan wehelinayay oo kusugnaa senterka Canfarta ee ay mamusho dagmada awbare kuwaso ujoogay ururinta canshurta Gibirka,Qar kamida shacabka halkas ayaa cidankii kala hor yimid rasaas halkana gabi ahanba ay cidanku isaga soo bexeen.
Waxa ilaa iyo hada lasheegayaa in dadkii falalkas kukacay aan wax laga qabtay aysan jirin guryahodina ay iska raxaysanayaan Qar kamida mamulka umatala sentarkana ay kudodayan gabi ahanba in aan raga laxidhin Halkana uu khilaaf kusoo kala dhex galay maamulkii dagamada laisuna h**e fadhiyo....
KALA SOCO WARARKA CUSUB
FADLAN SHERE & LIKE &COMMENT Mahdsanidiin...